{"id":35114,"date":"2017-01-31T19:34:30","date_gmt":"2017-01-31T18:34:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35114"},"modified":"2017-01-31T19:38:45","modified_gmt":"2017-01-31T18:38:45","slug":"akhriso-jadwalka-hadal-jeedinta-musharixiinta-madaxweynaha-oo-la-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35114","title":{"rendered":"AKHRISO: JADWALKA HADAL JEEDINTA MUSHARIXIINTA MADAXWEYNAHA OO LA SOO SAARAY"},"content":{"rendered":"<p>31 jan 2017 (Puntlandes) Gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Jadwalka Khudbad Jeedinta Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha JF Soomaaliya.<\/p>\n<p>Khudbad Jeedinta Musharixiinta ayaa bilaaban doonto haddii alle idmo Maalinta Khamiista ah ee soo socota Taariiqduna ay ku beegantahay 02 Febuary ilaa 5 Febuary waxaana ay socon doontaa muddo 3 Bari ah.<\/p>\n<p>Musharixiinta Madaxweynaha ayaa Baarlamaanka ka hor jeedin doono Barnaamijkooda siyaasadeed oo ay dalka ku dhaqi doonaan haddii ay noqdaan Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa Jadwalka\u00a0<strong>Maalinta koowaad<\/strong> ee Khamiista kaga jira <strong>booska 5aad<\/strong> Musharaxa ay dawlada Ethiopia suxul duubka ugu jirto inay mar kale ku fariisiso Kursiga madaxweynaha JFS, Xasan Sheekh.<\/p>\n<p><strong>Maalinta u dambaysa<\/strong> ee sadexaad waxaa <strong>booska 1aad<\/strong> ee\u00a0Jadwalka khudbad jeedinta uga jira Musharaxa ugu cad cad inuu hanto ama ku guulaysto xilka madaxweynaha JFS Musharax Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Aqriso Jadwalka<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-8d8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-35115\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-8d8.jpg\" alt=\"233-8d8\" width=\"667\" height=\"889\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-8d8.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-8d8-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-8d8-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-8d8-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 667px) 100vw, 667px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 jan 2017 (Puntlandes) Gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Jadwalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":35115,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-35114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1808,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=35114"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35118,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35114\/revisions\/35118"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/35115"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=35114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=35114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=35114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}