{"id":35141,"date":"2017-02-01T14:29:52","date_gmt":"2017-02-01T13:29:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35141"},"modified":"2017-02-01T14:29:52","modified_gmt":"2017-02-01T13:29:52","slug":"guddoomiye-ku-xigeenkii-guddiga-qabanqaabada-doorashada-madaxweynaha-oo-is-casilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35141","title":{"rendered":"Guddoomiye ku-xigeenkii guddiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha oo is casilay"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-family: arial, helvetica, sans-serif; font-size: large;\">Guddoomiye ku-xigeenkii gudiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha C\/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa iska casilay xubinnimadii gudiga kadib eedeyn loo jeediyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-8d7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-35112\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-8d7.jpg\" alt=\"233-8d7\" width=\"600\" height=\"388\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-family: arial, helvetica, sans-serif; font-size: large;\">Warka arintan ku saabsan waxaa Saxaafadda u xaqiijiyay guddoomiyaha gudiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha Dr C\/raxmaan Ducaalle Beyle, oo sheegay in uu iskii uga tagay howshii uu gudiga u hayay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-family: arial, helvetica, sans-serif; font-size: large;\">Gollaha musharixiinta madaxweynaha oo kulan maalintii shalay ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay mas\u2019uulkan in uu si toos ah ula saftay una taageeray mid ka mid ah musharixiinta xilka madaxweynaha, sidaa daraadeed waxaa ay codsadeen in laga saaro xubinnimada gudiga oo sida ay hadalka u dhigeen looga baahan yahay in ay dhaxdhaxaad ka noqdaan howlaha doorashada ee socda.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/fartaag-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-35142\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/fartaag-150x150.jpg\" alt=\"fartaag-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/fartaag-150x150.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/fartaag-150x150-50x50.jpg 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/fartaag-150x150-55x55.jpg 55w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-family: arial, helvetica, sans-serif; font-size: large;\">Dhinaca kale, guddoomiyaha gudiga qabanqaabada doorashada Dr Beyle ayaa qaadacay go\u2019aankii musharixiinta ee ahaa in gudiga oo kaliya uusan awood u laheyn in uu baabi\u2019iyo qodob ka mid ah jadwalka doorashada, isaga oo sheegay in arintan keeni karto qalqal ama dib u dhac ku yimaada hanaanka doorashada.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-family: arial, helvetica, sans-serif; font-size: large;\">Ugu danbeyntii, maalinta beri ah ayaa lagu wadaa in xarunta gollaha shacabka ay ka bilaawdaan khubadaha musharixiinta, waxaana la dhageysan doonaan wax qabadkooda ilaa siddeed musharax sida ku cad jadwalka jeedinta khudbadaha musharixiinta.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">Faahfaahin waxa keenay issa salaada Fartaag halkan ka Akhriso<\/p>\n<p align=\"justify\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku-xigeenkii gudiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha C\/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa iska casilay xubinnimadii gudiga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-35141","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1597,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35141","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=35141"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35143,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35141\/revisions\/35143"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=35141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=35141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=35141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}