{"id":35193,"date":"2017-02-02T17:21:11","date_gmt":"2017-02-02T16:21:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35193"},"modified":"2017-02-02T18:51:58","modified_gmt":"2017-02-02T17:51:58","slug":"maxkmadda-icj-oo-goaamisay-inay-qaado-dacwadda-badda-soomalaiya-kenya-u-dhaxeyso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35193","title":{"rendered":"Maxkmadda ICJ oo go&#8217;aamisay inay qaado dacwadda badda Soomalaiya &#038; kenya u dhaxeyso"},"content":{"rendered":"<p>2 feb 2017 (Puntlandes) Xaakimyada maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobeey ayaa go\u2019aan ku gaaray inay dhageysan karaan dacwadda ku saabsan murankaa badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-8e4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-35197\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-8e4.jpg\" alt=\"233-8e4\" width=\"624\" height=\"351\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-8e4.jpg 624w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-8e4-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-8e4-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-8e4-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xaakimiinta Maxkaamadda ayaa u codeeyay kiiska kaddib markii ay ka hadleen sharci ahaanta doodda Soomaaliya iyo diidmada Kenya ee la timid ee ahaa in dacwadda si hoose loo dhameeyo.<\/p>\n<p>Maxkamadda oo la safatay Soomaaliya waxay meesha ka saartay doodda Kenya ee ah in labada dal ay muranka ku xalliyaan heshiiskii ay horey u wada saxiixdeen.<\/p>\n<p>Hadda kiiska ay Soomaaliya gudbisay ayaa sii socon doono muddo sanado ah, waxayna ugu dambeyn go\u2019aan ka gaari doontaa dalka iskaleh qeybta badda ee lagu muransan yahay.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa horay u dooday inay Maxakamaddaan ay awood u leedahay inay qaado dacwadaan, maadaama labada dowladood ay horay marar badan isku fahmi waayeen.<\/p>\n<p>Dhul badeedka muranka uu ka taagan yahay ayaa la rumeysan yahay inuu hodan ku yahay shidaalka iyo saliidda, iyadoo Soomaaliya ay leedahay kheyraadka nuucaasi ah.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa guul u ah shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ee uu Raysul Wasaaraha ka yahay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>2 feb 2017 (Puntlandes) Xaakimyada maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobeey ayaa go\u2019aan ku gaaray inay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":35197,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-35193","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1429,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=35193"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35198,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35193\/revisions\/35198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/35197"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=35193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=35193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=35193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}