{"id":35412,"date":"2017-02-07T12:37:20","date_gmt":"2017-02-07T11:37:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35412"},"modified":"2017-02-07T12:44:09","modified_gmt":"2017-02-07T11:44:09","slug":"xog-maxay-tahay-sababta-uu-musharax-faroole-u-tanaasulay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35412","title":{"rendered":"XOG MAXAY TAHAY SABABTA UU MUSHARAX FAROOLE U TANAASULAY?"},"content":{"rendered":"<p>7 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Puntland ahna Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS lisa markaasna musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Faroole oo ay\u00a0wajigiisa ka muuqatay sida uu uga xun yahay waxa ka qabsaday Muqdisho oo ay kasoo\u00a0wajahday Fashil Siyaasadeed oo la xiriira\u00a0Ololihiisa Musharaxnimada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/download.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-35414\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/download.jpg\" alt=\"download\" width=\"300\" height=\"168\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/download.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/download-292x164.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Fashilkaas ayaa sababay inuu Faroole ku dhici kari waayay inuu ka dhawaajiyo ama sheego cida uu u tanaasulay, arintan ayaa kusoo aadaysa xili uu ku fashilmay ololihii uu ugu jiray Musharax Sheekh Shariif maadaama uu ku guulaysan waayey inuu u keeno oo ay taageeraan Xildhibaanada Beesha Daarood oo inta badan taageeray Musharax Cumar Cabdirashiid.<\/p>\n<p>Musharax Dr Faroole oo isku haystay Siyaasi Miisaan aad u culus ku leh Siyaasadda Soomaaliya ayaa\u00a0markii uu\u00a0dhaafi waayey 4 Xildhibaan waxa u muuqday inuu Gacmaha ka laabto arinta intii aysan sii foolxumaan, waana taas sababta uu u Tanaasulay Faroole.<\/p>\n<p><strong>Xiriirka Senator Faroole &amp; Xildhibaan Cali Yuusuf<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/5I2A8457.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-35421\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/5I2A8457.jpg\" alt=\"5I2A8457\" width=\"538\" height=\"358\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/5I2A8457.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/5I2A8457-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/5I2A8457-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/5I2A8457-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/5I2A8457-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/5I2A8457-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/5I2A8457-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 538px) 100vw, 538px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Senator Faroole oo wacan wayn ku lahaa inuu noqdo\u00a0Xildhibaan Cali Yuusuf,Cali Xoosh, (Cali Gaab) Xildhibaan ayna kasoo wada jeedaan Beesha Ciise Maxamuud ee Majeerteen ayaa wuxuun ku biiiray ololaha Xasan Sheekh isagoo xiligii uu Senator Dr Faroole ka degay Muqdisho u dabo maray Nairobi si aan loogu arag looguna sawirin Xildhibaanada Ololaha ugu jira Mushartax Dr Faroole\u00a0balse sida ay ogaatay Warbaahinta Puntlandes maanta oo ku beegan Tanaasulkii Musharaxnimada Faroole ayuu Cali Xoosh Nairobi kasoo kicitimay uu Muqdisho soo gaaray hal maalin ka hor Doorasha Madaxweynmaha.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-1c1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-34712\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-1c1.jpg\" alt=\"233-1c1\" width=\"529\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-1c1.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-1c1-300x230.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-1c1-292x223.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/233-1c1-100x78.jpg 100w\" sizes=\"auto, (max-width: 529px) 100vw, 529px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaan Cali Xoosh\u00a0waxaa Abti u ah Safiirka Soomaaliaya u fadhiya dalka Maraykanka Ahmed Ciise Cawad oo xusul duub wayn ugu jira inuu Xasan Sheekh ka helo Raysul wasaare haddii uu ku guulaysto mar labaad madaxwynaha Soomaaliya, arintan oo ku ah Dhabar jab iyo filan waa Musharaxa iminka Tanaasulay Dr Faroole.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-35213\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1.jpg\" alt=\"maxamed-faroole1\" width=\"500\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1.jpg 500w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dr Faroole oo ah Oday Soomaaliyeed oo ah Ruug cadaa Siyaasadeed kana soo jeeda Puntland ayaa waxaa ku dambaysiiyey Fashilka wiilka Curadkiisa ah Maxamed Cabdiraxmaan Faroole oo uu si indho la\u00e1an ah isaga dabagalay.<\/p>\n<p>Dr Faroolle ayaa waxaa soo wajahay culusy siyaasadeed iyo han jab intii ka dambaysay markii uu gaaray Muqdisho madaxweybnaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo si cad u taageeray Musharax Cumar Cabdirashiid.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>7 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Puntland ahna Senator ka tirsan Aqalka Sare ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":35414,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-35412","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2287,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35412","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=35412"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35426,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35412\/revisions\/35426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/35414"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=35412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=35412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=35412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}