{"id":35504,"date":"2017-02-09T14:11:36","date_gmt":"2017-02-09T13:11:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35504"},"modified":"2017-02-09T14:11:36","modified_gmt":"2017-02-09T13:11:36","slug":"dhagayso-taariikh-nololeedkii-gen-cadde-muuse-madaxweynihii-hore-puntland-ee-geeriyoodey-xalay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35504","title":{"rendered":"Dhagayso:-Taariikh Nololeedkii Gen Cadde Muuse Madaxweynihii Hore Puntland Ee Geeriyoodey Xalay"},"content":{"rendered":"<p>Allaha unaxariisto waxaa xalay dalka isku taga imaaraadka ku geeriyoodey madaxweynihii hore dowlada Puntland Gen Maxamuud Muuse Xirsi( Gen Cade muuse ) oo mudo ku xanuun sanayay Magaalada Shaariga waxaana idiin soo gudbinaynaa taariikhdiisa oo Kooban.<\/p>\n<p>AUN Magaciisa Wuxuu ahaan jirey Maxamuud Muuse Xirsi Boqor \u00a0Hooyadiisa waxaa ladhahaa naado shire 1937 wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Dugsiga quraanka wuxuu dhiganayay 1942\/1944 tii oo xamar ka dhiganayay.<\/p>\n<p>1944\/1953 wuxxuu wax barashada dugsiga hoose dhexe ka dhigayay magaalada xamar wax barashada dugsiga sare xamar ayuu uga baxay 1953\/1958 kadib kuliyada ciidamada ayaa waxaa layli sargaal loogu direy dalka talyaaniga 1959\/1961 dii kadib waxaa loo dayay kuliyada cilmiga sharciga 1962\/1963 .<\/p>\n<p>Kadib waxaa loo dayay kuliyada cilmiga sharciga saraakiisha sare isla talyaaniga 1967\/1969 kii \u00a0 isla sanadkii 1975\/1976 wuxuu aaday ruushka oo uu ka baranayay kuliyada istarajiyada sare oo uu halkaasi mudo ka maqnaa kadib dalka ayuu kusoo laabta .<\/p>\n<p><strong>Hoos ka dhagayso iyadoo faah faahsan waxaana sharaxaya\u00a0 aqoonyahan Muuse Cali Jaamac<\/strong><\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-35504-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/taariikh.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/taariikh.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/taariikh.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha unaxariisto waxaa xalay dalka isku taga imaaraadka ku geeriyoodey madaxweynihii hore dowlada Puntland Gen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":35506,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-35504","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2149,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35504","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=35504"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35507,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35504\/revisions\/35507"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/35506"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=35504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=35504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=35504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}