{"id":35552,"date":"2017-02-11T12:22:31","date_gmt":"2017-02-11T11:22:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35552"},"modified":"2017-02-11T12:22:31","modified_gmt":"2017-02-11T11:22:31","slug":"boosaasomadaxweynaha-dowlada-puntland-iyo-wafdi-laga-sugayo-inay-kasoo-dagaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35552","title":{"rendered":"Boosaaso,Madaxweynaha Dowlada Puntland Iyo Wafdi Laga Sugayo Inay Kasoo Dagaan"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada boosaaso xarunta ganacsiga dowlada Puntland waxaa laga sugayaa inay mardhow kasoo dagaan wafdi balaran \u00a0oo uu hogaaminayo madaxweynaha dowlada Puntland mudan C\/wali Maxamed Cali waxana wararka qaar sheegayaan inuu la socda Raisul wasaraha Soomaaliya cumar C\/rashiid.<\/p>\n<p>Waxaa aad loo adkeeyay amaanka magaalada waxaana wadooyinka jooga ciidamada kala duwan ee dowlada Puntland oo amaanka xaqiijinaya waxaana aad loo baarayaa gaadiidka isticmaalaya wadooyinka waxaana aad loo adkeeyay amaanka.<\/p>\n<p>Garoonka waxaa kusugan masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowlada Puntland maamulka gobolka bari,kan degmada Boosaaso,iyo saraakiisha amaanka ee kala duwan waxaana ay sugayaan soo dhawaynta madaxweyne Gaas iyo wafdigiisa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlada Puntland C\/wali Maxamed Cali iyo wafdigiisa ayaa ka qayb galaya aaska loo samaynayo AUN Madaxweynihii hore Dowlada Puntland Maxamuud Muuse xir( Gen Cade muuse ) oo horaantii isbuucaan ku geeriyooday dalka isku taga imaaraadka carabta.<\/p>\n<p><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada boosaaso xarunta ganacsiga dowlada Puntland waxaa laga sugayaa inay mardhow kasoo dagaan wafdi balaran&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":35553,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-35552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1702,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35552","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=35552"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35554,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35552\/revisions\/35554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/35553"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=35552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=35552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=35552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}