{"id":35836,"date":"2017-02-18T11:39:58","date_gmt":"2017-02-18T10:39:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35836"},"modified":"2017-02-18T11:39:58","modified_gmt":"2017-02-18T10:39:58","slug":"safaaradda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-martiqaaday-madaxweynihii-hore-iyo-kooxdiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35836","title":{"rendered":"Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya oo martiqaaday Madaxweynihii hore iyo kooxdiisa"},"content":{"rendered":"<p>18 feb 2017 (Puntlandes) Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa martiqaaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo kooxdiisa Damul Jadiid, kulankan ayaa ka dhacay xarunta Safaaradda ay ku leedahay Xeebta Liido ee degmada C\/casiis.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-9d1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-35837\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-9d1.jpg\" alt=\"233-9d1\" width=\"648\" height=\"486\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-9d1.jpg 648w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-9d1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-9d1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-9d1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-9d1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-9d1-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-9d1-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kulankan martiqaadka ayaa waxaa Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ku wehliyay Xildhibaanada kala ah Faarax Sheekh C\/qaadir, C\/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, Cali Balcad iyo Saadaq C\/kariin Xaaji Ibraahim.<\/p>\n<p>Qoraal kooban iyo sawir la soo geliyay barta Facebook ee Safaaradda Turkiga ayaa lagu sheegay inay martiqaaday Madaxweynihii hore iyo kooxdiisa horay ula soo shaqeysay, waxayna u rajeeyeen wanaag.<\/p>\n<p>Waxaa kulankan goob joog ka ahaa Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Olgan Beker iyo\u00a0Safiirkii hore ee Turkiga ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Kani Torun.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow dhow kulankan ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh uu uga mahad celiyay Turkiga kaalintii ay ka qaateen horumarka iyo taageerida Soomaaliya, waxaana uu si gaar ah uga mahad celiyay wada shaqeyntii kala dhaxeysay dowladdiisa.<\/p>\n<p>Safaaradda Turkiga ayaa ku bogaadisay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kooxdiisa sida wanaagsan ee ay ula shaqeeyaan iyo waxyaabihii ay ka qabteen dalka mudadii afarta sano ee ay xilka hayeen.<\/p>\n<p>Dawladda\u00a0Turkiga ayaa saaxiibo dhow la ahaa\u00a0Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo kooxdiisa Damul Jadiid oo Villa Somalia ka talinayey 4 sano iyo bilo aan sharci ahayn.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 feb 2017 (Puntlandes) Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa martiqaaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":35837,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-35836","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1340,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=35836"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35838,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35836\/revisions\/35838"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/35837"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=35836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=35836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=35836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}