{"id":35857,"date":"2017-02-18T13:53:20","date_gmt":"2017-02-18T12:53:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35857"},"modified":"2017-02-18T13:53:20","modified_gmt":"2017-02-18T12:53:20","slug":"daawo-barnaamijka-ku-saabsan-waxqabadka-hayadda-qandaraasyada-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35857","title":{"rendered":"Daawo Barnaamijka ku saabsan Waxqabadka Hay&#8217;adda Qandaraasyada Puntland"},"content":{"rendered":"<p>18 feb 2017 (Puntlandes)<b>\u00a0 PLTV <\/b>ayaa soo bandhigay Barnaamijka ku saabsan Waxqabadka Hay&#8217;adda Qandaraasyada Puntland, iyadoo ay Hay&#8217;addasi qabatay shaqooyin badan oo dhaxal gal aynu ku bixisay Fulintooda Qandaraasyo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-9d6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-35876\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/233-9d6.png\" alt=\"233-9d6\" width=\"585\" height=\"332\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda Qandaraasyada u qaabilsan dawlada Puntland ayaa waxaa la aasaasay sanadkii 2000 laakiin waxaa hawlgelisay sanadkii 2014ka dawlada uu madaxweynaha ka yahay Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ogsoon qiimaha ay dalka u leedahay Hay&#8217;addaasi.<\/p>\n<p>Waxqabadka iyo Qandaraasyada ay Hay&#8217;addu bixisay ilaa markii la hawlgeliyey 2014kii ayaa waxaa ka mid ah:<\/p>\n<ul>\n<li>Dhismaha Garoonka Caalamiga ah ee Bosaso (oo si casri ah loo dhisay)<\/li>\n<li>Dhismaha Garoonka Caalamiga ah ee Caasimadda Puntland Garowe (oo heer gabo gabo ah maraya)<\/li>\n<li>Dhismaha Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland\u00a0(oo heer gabo gabo ah maraya)<\/li>\n<li>Dhismaha Xarunta Wasaaradda Xanaadda Xoolaha Puntland (oo si casri ah loo dhisay)<\/li>\n<li>Dhismaha Wada Gaalkacyo iyo Garowe oo Wajiga hore la dhisayo 80km Jalam ilaa Xarfo waxaana ku baxaya 6 miljan oo doolar oo ay bixisay EU<\/li>\n<li>Mashaaric lagu dhisay CEEL Biyoodyo badan oo laga dhisay dhul u qabay baahi aad u wayn<\/li>\n<\/ul>\n<p>Daawo Barnaamijka ku saabsan Waxqabadka Hay&#8217;adda Qandaraasyada Puntland<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/iAptRgLuXZI\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 feb 2017 (Puntlandes)\u00a0 PLTV ayaa soo bandhigay Barnaamijka ku saabsan Waxqabadka Hay&#8217;adda Qandaraasyada Puntland,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-35857","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1730,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=35857"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35877,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35857\/revisions\/35877"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=35857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=35857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=35857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}