{"id":35925,"date":"2017-02-19T13:29:27","date_gmt":"2017-02-19T12:29:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35925"},"modified":"2017-02-19T13:29:27","modified_gmt":"2017-02-19T12:29:27","slug":"qarax-dad-badan-ku-dhinteen-oo-ka-dhacay-suuq-ku-yaal-degmada-wadajir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=35925","title":{"rendered":"Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Suuq ku yaal degmada Wadajir"},"content":{"rendered":"<p>19 feb 2017 (Puntlandes) Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow ku qarxay suuq ku yaala xaafada Kaawo Godey ee degmada Wada-jir ee magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Qarax-uura.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-33337\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Qarax-uura.jpg\" alt=\"qarax-uura\" width=\"298\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Qarax-uura.jpg 298w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Qarax-uura-150x150.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Qarax-uura-50x50.jpg 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Qarax-uura-292x294.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Qarax-uura-55x55.jpg 55w\" sizes=\"auto, (max-width: 298px) 100vw, 298px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu ka dhacay goobo ganacsi oo aad mashquul u aheyd, sida meel qaadka lagu iibiyo, maqaayado, iyo goobo kale.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Wadajir ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka ee SONNA in qaraxa uu ka dhacay goob suuq ah, isla markaana uu jiro dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda ammaanka ayaa sheegaya in illaa 30 qof ku dhinteen qaraxan oo ahaa mid aad u xooggan oo laga maqlay goobo kala duwan<\/p>\n<p>Mid ka mid ah dadka deegaanka Xaafada Kaawo Godey ayaa warbaahinta maxaliga u sheegay inuu arkay dhimashada in ka badan 15 ruux<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 feb 2017 (Puntlandes) Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow ku qarxay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33337,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-35925","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1744,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35925","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=35925"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35926,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/35925\/revisions\/35926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/33337"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=35925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=35925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=35925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}