{"id":36071,"date":"2017-02-21T21:36:13","date_gmt":"2017-02-21T20:36:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36071"},"modified":"2017-02-21T21:41:17","modified_gmt":"2017-02-21T20:41:17","slug":"daawo-barnaamijka-ku-saabsan-daahfurka-mashruuca-biyoxireenada-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36071","title":{"rendered":"Daawo Barnaamijka ku saabsan Daahfurka Mashruuca biyoxireenada Puntland"},"content":{"rendered":"<p>21 feb 2017 (Puntlandes) Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ayaa Daahfurtay Mashruuc cusub oo lagu hormarinayo Puntland kaasoo lagu samaynayo Biyoxireeno gaaraya 4 oo aad u bal-balaaran.<\/p>\n<p>Waxaana laga dhisayaa wajiga koowaad 4 Biyoxireeno oo aad u waawayn, kuwasoo laga dhisayo deegaanada kala ah:<\/p>\n<ol>\n<li>Xam-Xama Degmada Garowe ee Gobolka Nugaal<\/li>\n<li>Raydable, Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug<\/li>\n<li>LaasoDawaco Gobolka\u00a0Bari<\/li>\n<li>Dharoor Gobolka Karkaar<\/li>\n<\/ol>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IMG_4878.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-35867\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IMG_4878.jpg\" alt=\"IMG_4878\" width=\"585\" height=\"390\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IMG_4878.jpg 1095w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IMG_4878-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IMG_4878-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IMG_4878-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IMG_4878-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IMG_4878-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IMG_4878-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 585px) 100vw, 585px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Afartan Biyoxireen ee aadka u waawayn ayaa waxaa ku baxaysa lacag dhan 1000000 doolar (1Miljan doolar) oo uu Bankiga Aduunka ka caawinayo dawlada Puntland oo dadaal aad u balaaran u gashay sidii ay u Horumarin lahayd Deegaanad Puntland oo aan horay usoo arkin waxqabad dawladeed.<\/p>\n<p>Munaasadda lagu daahfurayo biyoxireenada gaaraysa 4 ayaa waxaa kasoo qayb galay khudbadana ka jeediyey mas&#8217;uuliyiin badan oo ka tirsan dawlada Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1a1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-36078\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1a1.png\" alt=\"234-1a1\" width=\"623\" height=\"409\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1a1.png 623w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1a1-300x197.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1a1-292x192.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1a1-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 623px) 100vw, 623px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame oo Munaasabadda\u00a0ka hadlay ayaa sheegey in Mashruucan oo ah mid tijaabo ah uu si degdeg ah Puntland uga bilaabmi doono.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu sheegey in wasaaradu ay ku mashquulsan tahay in laga hortago dhibaatooyinka xaalufka ee ay keenaan biyaha khasaaraya iyo in laga faa\u2019iidaysto biyaha khasaaraya, wasiirku wuxuu dadka Reer Puntland ugu baaqay inay ka qaybqaataan dadaalka adag ee ay wasaaradu ugu jirto samaynta biyo xireenada iyo badbaadinta deegaanka.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland Dr. Cali ayaa ah wasiirka ugu shaqada badan Wasiirada dawlada Puntland isagoo mudadii yarayd ee uu ahaa Wasiirka Wasaaradaas uu si fiican u kiciyey wasaaraddaas oo fadhiidh ahayd, Wasiirka ayaa waxaa lagu xusuustaa\u00a0shaqadii iuu ka qabtay Wasaaradda Caafimaadka oo uu baal dahab ah ku galay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ugu dambayn wuxuu u mahadcelinyey Malgeliyaasha Mashruucan qiimaha badan, isagoona u hambalyeeyey Deeganada afarta ah ee NASIIBKA u yeeshay in lagu bilaabo Mashruucan, wuxuuna shaaca ka qaaday inta uusan sanadkan 2017ka dhamaan inay Puntland Wasaaradiisu ka hirgelin doonto 6 Biyoxireen oo kale.<\/p>\n<p>Dhanka kale Wasiirka ayaa waxa uu sheegay inay horay uga fuliyeen Puntland 2 Biyoxireen oo waawayn iminkana ay dadaal xoogan u wadaan sidii ay u samayn lahaayeen kuwo badan anagoo ka faa&#8217;iidaysanayna biyaha Badda ku shuma.<\/p>\n<p>Waxgarad ka socday Goobaha laga samaynayo Biyoxireenada ayaa aad usoo dhaweeyey kuna amaanay oo ku Bogaadiyey shaqada aadka u fiican ee dawlada Puntland u hayso shacabkeeda.<\/p>\n<p>Barnaamijka ku saabsan Daahfurka Mashruuca biyoxireenada Puntland<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/R88F5zPg1K8\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 feb 2017 (Puntlandes) Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ayaa Daahfurtay Mashruuc cusub&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":35867,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-36071","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2378,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36071","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=36071"}],"version-history":[{"count":13,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36071\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36101,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36071\/revisions\/36101"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/35867"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=36071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=36071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=36071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}