{"id":36134,"date":"2017-02-23T07:55:20","date_gmt":"2017-02-23T06:55:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36134"},"modified":"2017-02-23T12:56:08","modified_gmt":"2017-02-23T11:56:08","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-magacaabay-raiisul-wasaaraha-cusub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36134","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>23 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre oo\u00a0Madax ka ahaa Hey\u2019adda NRC ee laga leeyahay dalka Norway.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1b7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-36135\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1b7.jpg\" alt=\"234-1b7\" width=\"613\" height=\"275\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1b7.jpg 613w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1b7-300x135.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1b7-292x131.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 613px) 100vw, 613px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa aheyd mid lama filaan ah, waxaana ay ku soo aaday maalin kaddib markii Madaxweyne Farmaajo la caleema saaray.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sidoo kale soo noqday La Taliyihii Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa la sheegaa inuu ka midka ahaa dadka aadka ugu dhowaa Xasan Sheekh isagoo u qaabailsanaa Shirkadii SOMOIL.<\/p>\n<p>Xasan Cali Kheyre ayaa\u00a0ka soo jeeda Beesha Murusade\/Hawiye, magacaabistan Mr Kheyre ayaa meesha ka saareysa damaca Beelaha Muddulood iyo H\/gidir ugu jireen in xilkan loo magacaabo, iyagoo galan-gal badan ka waday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-36134","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1228,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=36134"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36170,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36134\/revisions\/36170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/36135"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=36134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=36134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=36134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}