{"id":36221,"date":"2017-02-25T20:33:43","date_gmt":"2017-02-25T19:33:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36221"},"modified":"2017-02-25T20:33:43","modified_gmt":"2017-02-25T19:33:43","slug":"daawo-video-sawirro-madaxweyne-farmaajo-oo-faahfaahiyey-sacuudiga-oo-mashaariic-ka-fulin-doonta-dalka-rw-cusub-ee-uu-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36221","title":{"rendered":"Daawo Video-Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo faahfaahiyey Sacuudiga oo mashaariic ka fulin doonta dalka &#038; RW Cusub ee uu magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>25 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqasho rasmi ah oo uu ku tagay dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka aan walaalaha nahay ee boqortooyada Sucuudi Carabiya waxaana uu la kulmay boqor Salmaan Bin Cabdicasiis iyo labadiisa dhaxal suge isaga oo ka codsaday in ay dowladda Soomaaliya ka taageeraan dhinacyada horumarinta, kaabayaasha dhaqaalaha, qaadista xayiraadda ganacsiga xoolaha iyo gurmadka abaaraha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo warbaahinta kula hadlay xasfiiskiisa ayaa sheegay in dhammaan codsiyadii ay u bandhigeen dowladda Sucuudiga laga aqbalay, \u00a0isaga oo intaas raaciyay in Ra\u2019iisul Wasaaraha magacaaban looga fadhiyo marka la ansixiyo kaddib inuu dhiso guddiyadii dhaqangelin lahaa qodobada la isla meel dhigay.<\/p>\n<p>Qorshayaashii ay dowladda Soomaaliya hordhigtay Boqortooyada Sucuudiga waxaa kamid ahaa in la kabo miisaaniyadda dalka si loo bixiyo mushaaraadka ciidammada iyo shaqaalaha hey\u2019adaha dowladda, dhismaha xarumo cusub oo ay hay\u2019adaha Qaranku \u00a0ku shaqeeyaan, garoon diyaaradeed oo cusub, dib u dhiska waddooyinka laamiyada ah ee isku xira magaalooyinka dalka iyo \u00a0dib u hawlgelinta safaaraddii Boqortooyada Sucuudi Carabiya ay ku lahayd magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Madaxweyne Farmaajo oo sharxaya sabata uu ku xushay RW Xasan<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si faah-faahsan uga hadlay shakhsiyadda Ra\u2019iisul wasaaraha uu dhowaan magcaabay Mudane Xasan Cali Kheyre iyo waxyaabaha uu ku doortay.<\/p>\n<p>\u201cSidaad la socotaan, Ra\u2019iisul wasaaraha aan magcaabay laba maalmood ka hor Xasan Cali Kheyre waa shakhsi leh aqoon maamul iyo mid bini\u2019aadannimo,\u00a0 isla markaana\u00a0 ah ninka xilligaan la joogo ku habboon inaan wada shaqeynno, shacabka Soomaaliyeed uma baahna khilaaf ragaadiya madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul wasaaraha, dadka Soomaaliyeedna waxaan u sheegayaa in aysan arrintaasi ka wel welin oo aan\u00a0 afarta sanno ee soo socota aan wada dhammeysan doonno, waxaa ugu muhiimsan ee aan u doortay Xasan in uu yahay shaqsi aan aaminsanahay inuu \u00a0igula shaqeyn kara mabaadiideyda iyo ammaanada ummadda Soomaaliyeed, sidoo kalena aan ka wada qeyb-qaadan karno la dagaallanka musuq-maasuqa\u201d ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Qaranka, ayaa ka codsadey Barlamaanka Federaalka ee labada aqal ah in ay si dhaqsi leh Kalsoonidooda u siiyaan Ra\u2019iisul wasaaraha uu magcaabay, isla markaana ay dowladda cusub ee la\u00a0 soo dhisi doono garab istaagaan, \u00a0si loo dardargeliyo howlaha adag\u00a0 ee hor yaalla dowladda, madaxweynaha ayaa intaa raaciyey in dhowaan Barlamaanka la geyn dooni miisaaniyad aad ugu ballaaran kuwii horey loo arki jiray, maadaama ay dowladdu heysato ballan-qaadyo waa weyn oo wax badan ku soo kordhin karna miisaaniyadda dalka, maadaama aysan jirin canshuur badan oo ay dowladdu ku shaqeyso xiligaan.<\/p>\n<p>Daawo Muuqaal uu madaxweyne Farmaajo kaga hadlayo arimahan<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ZOggkW6k2Gg\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-326758\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/0J1A0384.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/0J1A0384.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/0J1A0384-300x200.jpg 300w\" alt=\"0J1A0384\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-326759\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/0J1A0392.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/0J1A0392.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/0J1A0392-300x200.jpg 300w\" alt=\"0J1A0392\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-326760\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IB0A1083.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IB0A1083.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IB0A1083-300x200.jpg 300w\" alt=\"IB0A1083\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-326761\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IB0A1176.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IB0A1176.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/IB0A1176-300x200.jpg 300w\" alt=\"IB0A1176\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36222,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-36221","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1519,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36221","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=36221"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36221\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36223,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36221\/revisions\/36223"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/36222"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=36221"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=36221"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=36221"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}