{"id":36244,"date":"2017-02-26T12:47:38","date_gmt":"2017-02-26T11:47:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36244"},"modified":"2017-02-26T12:47:38","modified_gmt":"2017-02-26T11:47:38","slug":"deg-deg-ckariim-oo-ku-dhawaaqay-inuu-iska-casilay-madaxweynaha-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36244","title":{"rendered":"DEG DEG: C\/kariim oo ku dhawaaqay inuu iska casilay madaxweynaha Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>26 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynihii Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo Xildhibaanada maamulka Galmudug iska ka qaadeen laakiin ka biyo diiday xilka qaadkaas ayaa iska casilay xilkii madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1f3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-36245\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1f3.jpg\" alt=\"234-1f3\" width=\"443\" height=\"253\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1f3.jpg 350w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1f3-300x171.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-1f3-292x167.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 443px) 100vw, 443px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guuleed oo haatan ku jira Isbitaal ku yaal dalka Hindiya, ayaa la sheegay inuu isku casilay arrimo la xiriira Caafimaadkiisa.<\/p>\n<p>Baarlamaanka Galmudug ayaa hore cod aqlibayad leh xilka uga qaaday Madaxeyne Guuleed taasi oo uu isna sharci daro ku tilmaamay, diidayna inuu aqbalo.<\/p>\n<p>Iscasilaadiisa Guuleed waxay kusoo aadaysa iyado indhoweyd ay Cadaado ka socdeen qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p>Dhanka kale iIscasilaadiisa Guuleed ayaa ah mid la sugayey maadaama Doorashadii Soomaaliya looga guulaystay Saaxiibkiisa ay isku Kooxda Damul Jadiid yihiin Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynihii Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo Xildhibaanada maamulka Galmudug iska ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36245,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-36244","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1324,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36244","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=36244"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36246,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36244\/revisions\/36246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/36245"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=36244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=36244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=36244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}