{"id":36272,"date":"2017-02-27T08:03:15","date_gmt":"2017-02-27T07:03:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36272"},"modified":"2017-02-27T08:03:15","modified_gmt":"2017-02-27T07:03:15","slug":"maqaalfaallo-odaygii-aaranjaan-inqilaabkii-arooryo-ee-caasumadda-puntland-garowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36272","title":{"rendered":"Maqaal\/Faallo: Odaygii Aaranjaan &#038; Inqilaabkii Arooryo ee Caasumadda Puntland Garowe"},"content":{"rendered":"<p>27 feb 2017 (Puntlandes)\u00a0Horay baa loo yiri \u201cNina Shaqadiis kama tago\u201d maah-maah kale ayaa iyana waxay tiri \u201dNin hadaad marada kasoo rogtaa waa isla kii\u201d \u00a0<strong>walaaloow ileen Faroole wali waa Faroole lihiisii<\/strong>.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-36273\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a.jpg\" alt=\"234-2a\" width=\"490\" height=\"268\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a.jpg 750w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a-300x164.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a-292x160.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a-638x349.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 490px) 100vw, 490px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ma ahayn wax ku cusub Puntland in Faroole Ciidan ku weeraro Baarlamaanka Puntland oo ummadda u shaqaynaya, ee waa tii horay u dhacday xiligii AUN uu madaxweynaha ka ahaa Puntland Madaxweyne Gen Cadde Muuse Xirsi.<\/p>\n<p>Sidaas darteed Odayga Aaranjaan Ceeb kuma ahee waa Caadadii inuu Qas ka abuuro ummadda Puntland dawladooda.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-35213\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1.jpg\" alt=\"maxamed-faroole1\" width=\"500\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1.jpg 500w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/maxamed-faroole1-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Maah-maah kale ayaa waxay leedahay \u201cOdaygii indho la\u2019aanta lagu ogaa dad cunimo ayuu ku darsaday\u201d oo aanu uga jeedno awal Faroole ayaanu ogayne mid asaga baro dheer ayuu Dhalay (Wiilka faroole Maxamed), waa meeshii laga yiri \u201cRatiga hore Ratiga dambe saanqaadkiisa ayuu leeyahay\u201d mar kalena ay leedahay \u201cGeedba dheecaankiisa ayuu dhalaa\u201d.<\/p>\n<p>Faroole waxaa Beeshiisu usoo xushay Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, waxaana la filayey inuu ummadda Soomaalyeed Oday u noqdo una adeego, iyadoo inta samaha jecel ay malaynayeen in Puntland ka Buskootay dhibtii Odayga.<\/p>\n<p>Laaakiin waxay hawshiisii noqotay maah-maah carabi ah oo ahayd \u201cMaxamed Cali Maa Yakhali Meheratuhu\u201d oo macneheedu yahay \u201cMaxamed cali Marna Shaqadiisa kama tanasulo\u201d <strong>Odayga Aaranjaan ee Faroole<\/strong> na kama tanasulo Qaska iyo inuu weeraro Baarlamaanka Puntland oo subax gudanaya waajibaadyadii loo igmaday.<\/p>\n<p>Waxaan aad ugu faraxsanahay inay Puntland 19 jirsatay oo aan shaqsi iyo shaqsiyaad isku bahaystay xumaanta Puntland aysan waxba ka qaadi Karin kuna hungoobayaan damacooda xun ee liita.<\/p>\n<p>Waxaan aad ugu mahadnaqayaa dadweynaha reer Puntland ee sharafta leh, gaar haan shacabka reer Garowe oo isaga qabtay Hangoolka Xoogga badan ee ganaha leh isaga qabtay Falkii Foosha xumaa ee la isugu dayey in midnimada Puntland lagu waxyeeleeyo, ogolaana wax carqaladeeya dawladooda ay kusoo tiir iyo tacab beeleen kana hor yimid falkii Foosha xumaa ee ay dabada ka riixayeen Qaran Dumiska Aaranjaan iyo Odaygooda (Geedi Baaboow)<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-36274\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a1.png\" alt=\"234-2a1\" width=\"555\" height=\"382\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a1.png 603w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a1-300x206.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a1-292x201.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a1-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 555px) 100vw, 555px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa la yiri \u201cnin tiisa daryeelaa tu kale ku dara\u201d Horjoogaha Aaranjaan <strong>Cabdiraxmaan Faroole<\/strong> haddii uu talo hayo Gurigiisa ama Qayskiisa dayacan buu ku daryeeli lahaa waa meeshii laga yiri \u201cBiyo haday wax tarayaan Rah baa Futo uga soo bixi lahayde\u201d Faroole haddii uu wanaag kusoo saa\u2019idinayo Puntland reerkiisa ayaa laga arki lahaa, intii dhimatay Allaha u naxariisto.<\/p>\n<p>Oday Faroole waxaan kula talinaynaa ka fariiso dadka iyo dalka, shidadana adigu iska daa ha is shidayn baanu ku leenahay ileen Puntland ma shidayn kartide.<\/p>\n<p>Dr Yasiin Jaamac Faarax (Dr Balbalaarshe)<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 feb 2017 (Puntlandes)\u00a0Horay baa loo yiri \u201cNina Shaqadiis kama tago\u201d maah-maah kale ayaa iyana&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36273,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-36272","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":7229,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36272","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=36272"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36272\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36295,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36272\/revisions\/36295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/36273"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=36272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=36272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=36272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}