{"id":36311,"date":"2017-02-27T21:59:13","date_gmt":"2017-02-27T20:59:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36311"},"modified":"2017-02-27T21:59:13","modified_gmt":"2017-02-27T20:59:13","slug":"xilliga-uu-furmayo-kalfadhiga-1aad-ee-baarlamaanka-federaalka-soomaaliya-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36311","title":{"rendered":"Xilliga uu furmayo Kalfadhiga 1aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p>27 feb 2017 (Puntlandes) Guddoonka Baarlamaanka Federaalka \u00a0Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi doono maalinta arbacada ah ee soo socota oo ay taariikhdu ku beegan tahay 01-March-2017.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-36312\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a9.jpg\" alt=\"234-2a9\" width=\"445\" height=\"356\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a9.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a9-300x240.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a9-292x234.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a9-638x510.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/234-2a9-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 445px) 100vw, 445px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa yiri ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Baarlamaanka inay isu diyaariyaan kalfadhiga baarlamaanka oo furmi doona maalinta Arbacada ee soo socota.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku wargelinayaa Jaalleyaasha Golaha Shacabka in ay u diyaar noqdaan furitaanka Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka oo si rasmi ah u furmi doona maalinta arbacada ah ee ay taariikhdu tahay 01-March-2017, saa daraadeed waxaa Xildhibaannada Golaha Shacabka laga doonayaa dhammaan iney diyaar ku yihiin maalintaas xarunta Golaha Shacabka, saacadda 09:00am subaxnimo\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaa na hor yaala howlo culus oo muhiim u ah dhameystirka dowlad dhisidda Soomaaliya oo qeyb weyn oo ka mid ah ay Xildhibaannada si hufan usoo guteen waxaanna si xushmad iyo qadarin leh uga codsanayaa Xildhibaannada Golaha Shacabka in si aan u gudanno waajibaadkaas na horyaala ay dhowraan waqtiga islamarkaana usoo xaadiraan furitaanka Kalfadhiga 1aad \u201cayuu hadalkiisa raaciyey Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan \u201cJawaari\u201d Guddoomiyaha Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>27kii December 2016 ayey soo bilowdeen howlaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya xiligaasi oo wadajir loo dhaariyey Xildhibaannada labada aqal balse furitaanka rasmiga ah Kalfhiga 1aad ee Golaha Shacabka ayaa noqonaya maalinta arbacada ee soo socota ee 01-March-2017 waxaana si rasmi ah u furi doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C\/laahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 feb 2017 (Puntlandes) Guddoonka Baarlamaanka Federaalka \u00a0Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee Golaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36312,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-36311","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1427,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36311","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=36311"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36311\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36313,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36311\/revisions\/36313"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/36312"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=36311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=36311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=36311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}