{"id":36437,"date":"2017-03-02T18:01:59","date_gmt":"2017-03-02T17:01:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36437"},"modified":"2017-03-02T18:02:15","modified_gmt":"2017-03-02T17:02:15","slug":"daawo-sawirro-rwasaaraha-cusub-oo-xilka-kala-wareegay-r-wasaarihii-hore","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36437","title":{"rendered":"Sawirro: R\/wasaaraha cusub oo xilka kala wareegay R.\/wasaarihii hore"},"content":{"rendered":"<p>2 marso 2017 (Puntlandes) Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, waxaana goob joog ka ahaa xubnaha golaha Wasiirada ee xilka sii heyn doona inta laga soo magacaabayo gole wasiiro oo cusub.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore mudane Cumar Cabdirashiid oo kulanka ka hadlay ayaa u mahadceliyay xubnaha golaha Wasiirada ee la soo shaqeeyey isaga oo ku ammaanay dadaalkoodii iyo waxqabadkoodii intii ay ku howlanaayeen shaqada qaranka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale, kula taliyay Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub iyo in howsha ugu muhiimsani ay tahay in loo baahan yahay dhameystirka iyo baahinta nidaamka maamul ee dowlad goboleedyada, lana gaarsiiyo min tuulo illaa heer degmo, taasoo ayuu yiri sahli doonta doorasho qof iyo cod ah oo dalka ka hirgasha.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ugu horeyntii u mahadceliyay Mudane Cumar iyo golihiisa Wasiirada, sida wanaagsan ay u soo shaqeeyeen, iyo habsamida maanta ee xil wareejinta.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u mahadcelinayaa si gaar ah walaalkeey Cumar Cabdirashiid, waxaana leeyahay dalku kaama maarmo wixii talo iyo tusaalahaaga ahna waan qadarinayaa, waana inaad howsha qaranka sii wadaa adiga oo xil haya iyo adiga oon xil heyn\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre oo xusay inuu soo dhisi doono xukuumad, inta ka horeysana ay howsha sii wadi doonaan golaha Wasiirada.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa si gaar ah uga hadlay abaaraha baahsan ee dalka ka jira, waxa uuna ugu baaqay qof kasta oo Soomaali ah inuu gacan ka geysto samatabixinta dadkaasi abaaruhu aafeeyeen, isaga oo carabka ku adkeeyey inuu muhiimada koowaad ay u tahay kaalmeynta dadkaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-327187\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-1-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-1-2.jpg 800w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-1-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-1-2-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-327188\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-2-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-2-2.jpg 800w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-2-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-2-2-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-327189\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-3-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-3-2.jpg 800w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-3-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-3-2-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-327190\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-4-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-4-2.jpg 800w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-4-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-4-2-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-327191\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-11.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-11.jpg 800w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-11-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/unnamed-11-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>2 marso 2017 (Puntlandes) Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36438,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-36437","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1304,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36437","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=36437"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36440,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36437\/revisions\/36440"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/36438"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=36437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=36437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=36437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}