{"id":36634,"date":"2017-03-07T21:30:40","date_gmt":"2017-03-07T20:30:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36634"},"modified":"2017-03-07T21:30:40","modified_gmt":"2017-03-07T20:30:40","slug":"shariif-coboble-oo-sheegay-inay-dib-u-hawlgelinayaan-garoomadda-cisaley-nr-50-dekadda-ceel-macaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36634","title":{"rendered":"Shariif &#038; Coboble oo sheegay inay dib u hawlgelinayaan Garoomadda Cisaley &#038; Nr 50 &#038; Dekadda Ceel Macaan"},"content":{"rendered":"<p>7 marso 2017 (Puntlandes) Madaxweynayaasha Maamulada Koofur Galbeed iyo HirShabelle Shariif Xasan iyo Cabdulaahi Cosoble ayaa sheegay in maamuladoodu ay dib u howl gelin doonaan Garoomadda diyaaradaha ee \u00a0Nambar 50 iyo Cisalaey iyo Dekedda Ceelmacaan kuwaasoo ka mid ahaa Garoomaii iyo Dekaddihii macmalka ahaa ee shaqeyn jiray kaddib bur burkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991dii.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3a5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-36665\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3a5.png\" alt=\"234-3a5\" width=\"562\" height=\"415\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3a5.png 651w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3a5-300x222.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3a5-292x216.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3a5-638x471.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 562px) 100vw, 562px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Cabdulaahi Cosoble ee Maamulka HirShabelle ayaa\u00a0isagoo dhawaan booqasho ku tagay\u00a0Dekedda macmalka ah ee Ceelmacaan iyo Garoonka Cisaley waxa uu sheegay inay ku bilaabeen dayactis ayna dhawaan hawl gelinayaan Dekedda iyo Garoon isagoo sheegay in Garoonka ay kasoo dejin doonaan Qaadka taga Muqdisho halka ay Dekeddana ay isticmaali doonaan Ganacsatada Muqdisho.<\/p>\n<p>Maalmo kooban kadibna waxaa hadlay\u00a0Madaxweynaha maamulka\u00a0Koofur Galbeed oo sheegay inay dayactir ku wadaan oo dhawaan ay hawl gelin doonaan Garoonka\u00a0Nambar 50, iyagoo kasoo dejin doona Garoonka Qaadka.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in la isticmaali jiray Garoomadaan iyo Dekedaan xiligii Dagaal Oogayaasha oo ay xirnaayeen Garoonka iyo Dekedda Muqdisho, iyagoo hadda shaqaynaya 10 sano oo la furay xiligii dawladii AUN Cabdulaahi Yuusuf.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>7 marso 2017 (Puntlandes) Madaxweynayaasha Maamulada Koofur Galbeed iyo HirShabelle Shariif Xasan iyo Cabdulaahi Cosoble&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36665,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-36634","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1576,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=36634"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36666,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36634\/revisions\/36666"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/36665"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=36634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=36634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=36634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}