{"id":36712,"date":"2017-03-09T12:51:00","date_gmt":"2017-03-09T11:51:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36712"},"modified":"2017-03-09T12:51:13","modified_gmt":"2017-03-09T11:51:13","slug":"dowladda-itoobiya-oo-safiir-cusub-u-soo-magacawday-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36712","title":{"rendered":"Dowladda Itoobiya oo Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>9 marso 2017 (Puntlandes) Dowladda Itoobiya ayaa is bedel ku sameysay Safiirkeedii Soomaaliya joogay oo lagu magacaabo\u00a0Wondimu Asamne, kaddib markii uu waqtigiisu dhamaaday.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-36713\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3b2.jpg\" alt=\"234-3b2\" width=\"354\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n<p>Safiirka cusub ee Soomaaliya loo soo magacaabay ayaa lagu magacaabaa Jamaaludiin Mustafa Cumar oo horay u ahaa Safiir kuxigeenka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wakaalada wararka Itoobiya ee ENA ayaa shaacisay in warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Itoobiya Mulatu Teshome lagu magacaabay Mr Jamaaludiin Mustafa Cumar.<\/p>\n<p>Amb. Jamaaludiin Mustafa oo ah nin ka soo jeeda Deegaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) ayaa loo arkaa mid ay dowladda Itoobiya ku xoojineyso xiriirkeeda dhow ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Jamaaludiinka Mustafa ayaa waxaa uu yahay Wakiilka gaarka ah ee dowladda Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Jamaaludiin ayaa noqonaya Safiirkii labaad oo asalkiisu yahay Soomaali oo Itoobiya u soo magacawdo dowladda Soomaaliya, waxaa horay labo jeer Safiir u soo magacawday C\/casiis Axmed Aadan oo ka soo jeeda deegaanka Soomaalida Itoobiya.<\/p>\n<p>Safaaradda Itoobiya ayaa ku taal Xarunta Madaxtooyada, waxay ka mid tahay 83 Safaaradood oo ay Itoobiya ku leedahay caalamka daafihiisa.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>9 marso 2017 (Puntlandes) Dowladda Itoobiya ayaa is bedel ku sameysay Safiirkeedii Soomaaliya joogay oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36713,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-36712","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1359,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36712","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=36712"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36715,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36712\/revisions\/36715"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/36713"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=36712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=36712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=36712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}