{"id":36789,"date":"2017-03-11T11:57:38","date_gmt":"2017-03-11T10:57:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36789"},"modified":"2017-03-11T11:57:38","modified_gmt":"2017-03-11T10:57:38","slug":"daawo-video-muxuu-uneversal-tv-ku-doortay-cqani-irbad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36789","title":{"rendered":"Daawo Video: Muxuu Uneversal TV ku doortay C\/qani Irbad?"},"content":{"rendered":"<p>11 marso (Puntlandes) Marka hore aanu idiin ifiiminee waa kuma Cabdiqani Irbad?<\/p>\n<p>Cabdiqani Irbad wuxuu ku dhashay Hawdka Sare ee Sool waana nin kasoo jeeda Gobolka Sool ee Puntland uuna adeer u yahay Cali Khaliif Galayr.<\/p>\n<p>Wuxuu shaqo ka helay Warbaahinta dawlada Puntland, muddo kadibna waxaa loo magacaabay Tifatitraha guud ee PLTV.<\/p>\n<p>Muddo ka dib waxaa laga Eryey Cabdiqani Irbad shaqadii kadib hana waayey shaqadii loo igmaday. Taasi waxay keentay inuu ku wayo shaqadiisii.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3b8.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-36790\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3b8.png\" alt=\"234-3b8\" width=\"500\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3b8.png 500w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3b8-278x300.png 278w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3b8-292x315.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-3b8-78x83.png 78w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa dhawaan shaqleeyey C\/qani Irbad? Uneversal TV oo hada la baxay TV ga Qooto Qooto ama Dagaal Oogaha afka ee ummadda Soomaaliyeed, isku diraha ummadda Soomaaliyeed, wax xun u sheegaha ummadda Soomaaliyeed si uu isaga horkeeno shacabka iyo dawlada Puntland eek u caano maalay nabadda iyo dawladnimad kunacaan baxay.<\/p>\n<p>Ummadda Soomaaliyeed oo u ooman sidii ay uga bixi lahaayeen dhibaatada dawlad la\u2019aanta waxaan ku baraarujinaynaa in TV ga Qooto Qooto warka uu sheego biyo la isaga daro oo aan sidiisa loo qaadan<br \/>\nDaawo warbixinta Cabdiqani Irbad<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_qX7D6_Zlws\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 marso (Puntlandes) Marka hore aanu idiin ifiiminee waa kuma Cabdiqani Irbad? Cabdiqani Irbad wuxuu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-36789","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2746,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36789","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=36789"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36791,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36789\/revisions\/36791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/36790"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=36789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=36789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=36789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}