{"id":36792,"date":"2017-03-11T13:13:37","date_gmt":"2017-03-11T12:13:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36792"},"modified":"2017-03-11T13:13:37","modified_gmt":"2017-03-11T12:13:37","slug":"dhagayso-dawlada-puntland-oo-dadka-abaaruhu-saameeyeey-u-qaybinaysa-12000-booyadood-oo-biyo-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36792","title":{"rendered":"Dhagayso: Dawlada Puntland oo dadka Abaaruhu saameeyeey u qaybinaysa 12000 Booyadood oo biyo ah"},"content":{"rendered":"<p>11 marso (Puntlandes) Magaalada Bosaso ayaa waxay Dawlada Puntland ku Daahfurtay barnaamij \u00a0dadka Abaaruhu saameeyeey loogu qaybinayo Booyado biyo ah oo tiradoodu ay tahay 12000.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-36.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-36793\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-36.png\" alt=\"234-36\" width=\"465\" height=\"254\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-36.png 465w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-36-300x164.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-36-292x160.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 465px) 100vw, 465px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Munaasabadda lagu daahfuray ayaa waxaa ka hadlay Wasiiro iyo madax kale o oka tirsan dawladda Puntland.<\/p>\n<p>Dhanka kale dawalada Puntland ayaa soo bandhigtay Gaadiidkii Abaaraha loo iibiyey oo ah 6 Booyadood kuwaasoo lagu iibiyey lacagtii 150kun oo doolar ahayd ee ay dawlada Federaalku bixisay.<\/p>\n<p>Gaadiidka ayaa Ganacsatadii soo iibisay waxay ku wareejisay Wasaarada Hawlaha Guud oo iyana kusii wareejisay Hay&#8217;adda Biyaha ee Puntland.<\/p>\n<p>Ganacsatadii lacagta Federaalka ka timid maamushay ayaa waxay sameeyeen Xisaab celin ah sidatan:<\/p>\n<p>Gaarida Booyadaha ah waxaa ku baxay lacag dhan $140,000<\/p>\n<p>Matoor loogu iibiyey Ceelka Docmo, waxaa ku baxay lacag dhan $7000<\/p>\n<p>Kharashad farsamo oo waxaa ku baxay lacag dhan $3000<\/p>\n<p>Dhagayso Warbix uu Radio Daljir ka diyaariyey<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-36792-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/A_abooyado_biyo_PL_11.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/A_abooyado_biyo_PL_11.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/A_abooyado_biyo_PL_11.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 marso (Puntlandes) Magaalada Bosaso ayaa waxay Dawlada Puntland ku Daahfurtay barnaamij \u00a0dadka Abaaruhu saameeyeey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36793,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-36792","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1248,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36792","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=36792"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36792\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36795,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36792\/revisions\/36795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/36793"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=36792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=36792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=36792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}