{"id":36932,"date":"2017-03-16T18:39:19","date_gmt":"2017-03-16T17:39:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36932"},"modified":"2017-03-16T18:39:19","modified_gmt":"2017-03-16T17:39:19","slug":"war-saxaafadeed-guddiga-qaran-ee-gurmadka-abaaraha-oo-ka-hadlay-xaaladda-abaarta-ka-jirta-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=36932","title":{"rendered":"War-saxaafadeed: Guddiga Qaran ee Gurmadka abaaraha oo ka hadlay xaaladda Abaarta ka jirta dalka"},"content":{"rendered":"<p>16 mars 2017 (Puntlandes) Guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha ayaa war-saxaadadeed ay soo saareen waxa ay uga hadleen Xaaladda Abaaraha ka jira Dalka.<\/p>\n<div class=\"content-ad\">\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/4-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-36835\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/4-3.jpg\" alt=\"4\" width=\"638\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/4-3.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/4-3-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/4-3-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/4-3-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/4-3-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/4-3-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/4-3-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 638px) 100vw, 638px\" \/><\/a><\/div>\n<p><strong>Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka.<\/strong><\/p>\n<p>Xaaladda Abaaraha ee ka jirta dalka ayaa ah mid \u00a0baahsan, safmar ah oo buuro, dul iyo bannaanba 637,000km laba jibaaran, taasoo ka dhalatay roobab kii la filaayay 4 tii xilli ee \u00a0la soo dhaafay \u00a0oo la waayay ama si fiican aanan u da\u2019in. Abaarta \u00a0hadda ka jirta dalka waxay saamaynta \u00a0\u00a0ugu badan \u00a0u geysatay xoolaha, \u00a0beeraha iyo dadka waxayna sababtay biyo la\u2019aan baahsan.<\/p>\n<p>Roobka Gu\u2019a (April-June) hadii uu da\u2019o, waxaa sedex bilood oo kale la sugaya gurashadiisa, hadii uusan da\u2019in ama yaraado qatar intaan ka badan ayaa laga baqaya sidii 2011<\/p>\n<ul>\n<li>Waxaa in ka badan 3,63,000 oo caruur ah nafaqa daro haystaa oo ay kamid yihiin 71,000 oo aad udaran<\/li>\n<li>Waxaa macluul ay ku bilaabatay in kabadan 2.9 malyuun oo qofood<\/li>\n<li>Waxaa 3.3 malyuun oo qofood ay cunta yaraan daran haysataa<\/li>\n<li>Waxaa ay galaafatay 70% xoolo nooc walba leh<\/li>\n<li>Waxaa deegaanada qaar Koonfurta Soomaaliya ka dilaacay daacuun calooleed ay ku geeriyoodeen ilaa iyo 1630 qofood<\/li>\n<li>Waxaa guray wabigii \u00a0Shabeelle, haddana waxaa isna guri raba Jubba<\/li>\n<li>Waxaa hoos u dhacay wax soo saarkii beeraha<\/li>\n<li>Waxaa degaanadoodii ka barakacay 1.3 malyuun qofood oo hadda dul degan magoolooyinka waawayn<\/li>\n<li>Isku celcelis waxaaa kaalmo u baahan in kabadan 6.2 malyuun qofood oo Soomaaliyeed<\/li>\n<\/ul>\n<p><strong>Natiijada ka dhalatay abaaraha<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Dhimashada dadka oo bilaabatay cuduro iyo gaajo kadhalatay abaarta darteed<\/li>\n<li>Dhimasho \u00a0xoolaha ku timid \u00a0calaf la\u2019aan iyo \u00a0biyo la\u2019aan darteed.<\/li>\n<li>Cuduro \u00a0ku dhacay xoolaha<\/li>\n<li>Barkacayaasha oo ku soo badanayo \u00a0Magaalooyink \u00a0waa wayn \u00a0sida; \u00a0Banadir, \u00a0Garoowe, Baydhabo, \u00a0Kismaayo, Beladwayne, Jowhar, Hargaysa, Cadaado, Gaalkacyo, Beledwayne iyo meela kale oo badan.<\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 mars 2017 (Puntlandes) Guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha ayaa war-saxaadadeed ay soo saareen waxa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36835,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-36932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1281,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=36932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36933,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/36932\/revisions\/36933"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/36835"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=36932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=36932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=36932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}