{"id":37091,"date":"2017-03-21T12:46:22","date_gmt":"2017-03-21T11:46:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37091"},"modified":"2017-03-21T12:51:48","modified_gmt":"2017-03-21T11:51:48","slug":"akhriso-xildhibaano-40ka-badan-oo-wasiiro-ka-noqday-dawladda-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37091","title":{"rendered":"Akhriso in ka badan 40 Xildhibaano oo wasiiro ka noqday dawladda cusub"},"content":{"rendered":"<p>21 marso 2017 (Puntlandes)\u00a0Ra&#8217;isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada oo ka kooban 68 xubnood oo isugu jira Wasiiro, Wasiiru-Dowlayaal iyo Wasiiro kuxigeeno.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/w-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-37077\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/w-2.jpg\" alt=\"w-2\" width=\"552\" height=\"310\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/w-2.jpg 552w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/w-2-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/w-2-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/w-2-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xukuumada cusub waxaa inta badan laga soo dhax xulay Xildhibaanada ku jira Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Xildhibaanada kamidka noqday golaha Wasiirada cusub tiradooda ay gaareysaa 41-Xildhibaan.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada Soomaaliya waxaa sidoo kale ku jira Xubno wasiiro horey uga soo noqday Xukuumadihii kala duwanaa ee dalka soo maray, waxaa sidoo kale Wasiirada ku jira xubno siyaasada ku cusub iyo xubno Safiiro ahaa.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada kamid noqday Xukuumada cusub<br \/>\n<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xildhibaanada Wasiirada Noqday<br \/>\n<\/strong><\/p>\n<p>1- Xildhibaan Dr Iimaan Cabdulaahi Cali<br \/>\n2-Xildhibaan Dr Cabdirxamaan Ducaale Bayle<br \/>\n3-Xildhibaan Maryan Aweys Jaamac<br \/>\n4-Xildhibaan Sheekh Nuur Maxamed Xasan<br \/>\n5-Xildhibaan Cabaas C\/laahi Sheekh Siraaji<br \/>\n6-Xildhibaan Eng, C\/Rashiid Maxamed Axmed<br \/>\n7-Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow<br \/>\n8-Xildhibaan Siciid Xuseen Ciid<br \/>\n9- Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye<br \/>\n10-Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac<br \/>\n11-Xildhibaan Prof Saalim Caliyoow Ibrow<\/p>\n<p><strong>Xildhibaanada noqday Wasiiru-Dowlayaal<br \/>\n<\/strong><\/p>\n<p>1-Xildhibaan Cabdicasii Xasan Laftagareen<br \/>\n2-Xildhibaan C\/Qaadir Cali Bagdaadi<br \/>\n3-Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa<br \/>\n4-Xildhibaan Maxamuud Xayir Ibraahim<br \/>\n5-Xildhibaan Xasan Macalin Xuseen<br \/>\n6-Xildhibaan C\/Raxmaan Kulmiye Xirsi<br \/>\n7-Xildhibaan C\/Raxmaan Maxamuud Jaabiri<br \/>\n8-Xildhibaan C\/Laahi Bille Nuur<\/p>\n<p><strong>Xildhibaanada noqday Wasiir kuxigeeno<br \/>\n<\/strong><br \/>\n1- Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow<br \/>\n2-Xildhibaan Xaaji Cali Sheekh Maxamed<br \/>\n3-Xildhibaan Cabdulaahi Colaad Rooble<br \/>\n4-Xildhibaan Feysal Cumar Guuleed<br \/>\n5-Xildhibaan Dr Xuseen Cabdi Cilmi<br \/>\n6-Xildhibaan Fahmo Axmed Nuur<br \/>\n7-Xildhibaan Cismaan Maxamed Daallo<br \/>\n8-Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble<br \/>\n9-Xildhibaan Ibrahim Isaaq Yarow<br \/>\n10-Xildhibaan Xaamud Cali Xasan<br \/>\n11-Xildhibaan Maxamed Khaliif Diiriye<br \/>\n12-Xildhibaan Jamaal Xasan Ismaaciil<br \/>\n13-Xildhibaan Samra Ibraahim Cumar<br \/>\n14-Xildhibaan C\/Naasir Siciid Muuse<br \/>\n15-Xildhibaan C\/Kariin Khaliif Dhalac<br \/>\n16-Xuseen Cismaan Xuseen<br \/>\n17-Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Abshiroow<br \/>\n18-Xildhibaan Axmed Cumar Isloow<br \/>\n19-Xildhibaan C\/Raxmaan Iidaan Yoonis<br \/>\n20-Xildhibaan Cabdi Casiiz Armaan<br \/>\n21-Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim<br \/>\n22-Xildhibaan Cilmi Cumar Ceynsane<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 marso 2017 (Puntlandes)\u00a0Ra&#8217;isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37077,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-37091","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1587,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=37091"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37101,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37091\/revisions\/37101"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/37077"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=37091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=37091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=37091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}