{"id":37151,"date":"2017-03-23T08:07:12","date_gmt":"2017-03-23T07:07:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37151"},"modified":"2017-03-23T08:07:12","modified_gmt":"2017-03-23T07:07:12","slug":"raiisul-wasaare-kheyre-oo-salaan-ugu-tagay-imaamka-beelaha-mudullood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37151","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre oo Salaan ugu tagay Imaamka Beelaha Mudullood"},"content":{"rendered":"<p>23 marso 2017 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyeen Qaar ka mid ah wasiirada uu soo magacaabay ayaa shalay kulan Salaan ugu tagay Hoyga uu Muqdisho ka degan yahay Imaamka Beelaha Mudullood Imaam Maxamed Yuusuf.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5e1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-37152\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5e1.jpg\" alt=\"234-5e1\" width=\"640\" height=\"339\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5e1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5e1-300x159.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5e1-292x155.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5e1-638x338.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5e1-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kulankan ayaa looga hadlayay taageerada Xukuumadda cusub uu soo dhisay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaana Imaamka uu soo dhoweeyay Wasiirada uu soo magacaabay, isagoo u duceeyay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay duubabka dhaqanka beesha Mudullood, siyaasiyiinta iyo xildhibaanada labada gole ee ka soo jeeda Beelaha Mudullood.<\/p>\n<p>Imaam Maxamed Yuusuf ayaa ugu baaqay Baarlamaanka inay codka kalsoonida siiyaan Xukuumadda cusub, isla markaana ay meesha ka saaraan mooshinada looga bartay in laga keeno Xukuumadihii hore.<\/p>\n<p>\u201cBaarlamaanka waxaa ka codsanayaa inay ansixiyaan Xukuumadda oo mooshinada ay nagu keenin, waa dhibaateysanahay, abaaro iyo col ayaa na heysa, boqorka dhulkaan ayaa ahay ee taladeeda ha yeelaan\u201dayuu yiri Imaam Maxamed Yuusuf.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ka dambeeyay, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya inuu jiro kulan looga soo horjeedo Xukuumadda cusub oo ay hor-boodayeen xubno ka tirsan Beelaha Mudullood, inkastoo markii dambe kulankaas uu fashilmay, markii Imaamka uu hoygiisa gogol ugu dhigay beesha, iyadoo Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo wasiiradiisa ay salaan ugu tageen Imaamka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 marso 2017 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyeen Qaar ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37152,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-37151","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1395,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=37151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37153,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37151\/revisions\/37153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/37152"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=37151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=37151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=37151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}