{"id":37316,"date":"2017-03-29T08:05:26","date_gmt":"2017-03-29T06:05:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37316"},"modified":"2017-03-29T08:05:26","modified_gmt":"2017-03-29T06:05:26","slug":"xildhibaanada-baarlamaanka-oo-maanta-codka-kalsoonida-u-qaadaya-xukuumadda-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37316","title":{"rendered":"Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta codka kalsoonida u qaadaya Xukuumadda cusub"},"content":{"rendered":"<p>29 Marso 2017 \u00a0(Puntlandes) Xildhibaanada Baarlamanaka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida u qaadaya Xukuumadda uu soo magacaabay Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo la filayo\u00a0inay codka kalsoonida ah helaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-37317\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c2.jpg\" alt=\"234-6c2\" width=\"549\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c2.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 549px) 100vw, 549px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kullanka maanta ayaa waxaa shir guddoomin doona Guddoomiye kuxigeenka 1aad Cabdiweli Ibraahim Muudeey, iyadoo kulanka maanta aanu shir guddoomin doonin Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ah Kusimaha Madaxweynaha. maadaama Madaxweyne Farmaajo uu dalka ka dhoofay.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa sheegay inay ku rajo weyn yihiin inay meel mariyaan Xukuumadda Ra\u2019iisul wasaare Kheyre, maadaama dalka uu ku jiro marxalad adag, isla markaana laga sugayo Xukuumadda inay gudato howlaha hor-yaala.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa kulanka ka jeedin doona khudbad uu uga hadlayo barnaamijkiisa xukuumadda, waxaana marka la ansixiyo la filayaa in la dhaariyo Wasiirada cusub.<\/p>\n<p>Si kastab ha ahaatee waxaa isha lagu hayaa kulanka Baarlamaanka ee maanta codka kalsoonida lagu siiyo Xukuumadda cusub, iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay socdeen kulamo xal looga gaarayay cabashada Xildhibaanada ka qabaan soo xulista Golaha Wasiirada.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 Marso 2017 \u00a0(Puntlandes) Xildhibaanada Baarlamanaka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida u qaadaya Xukuumadda uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37317,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-37316","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1377,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37316","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=37316"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37318,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37316\/revisions\/37318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/37317"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=37316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=37316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=37316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}