{"id":37331,"date":"2017-03-30T08:05:25","date_gmt":"2017-03-30T06:05:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37331"},"modified":"2017-03-30T08:05:25","modified_gmt":"2017-03-30T06:05:25","slug":"daawo-barnaamij-ku-saabsan-waxqabadka-hayadda-psawen-ee-dawladda-puntland-warbixin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37331","title":{"rendered":"Daawo Barnaamij ku saabsan Waxqabadka Hay\u2019adda PSAWEN ee dawladda Puntland (Warbixin)"},"content":{"rendered":"<p>30 marso 2017 (Puntlandes) Hay\u2019adda Biyaha, Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Puntland ee loo soo gaabiyo PSAWEN oo shaqadeedu tahay inay horumariso Biyaha iyo Tamarta ayaa waxaa la aasaasay sanadkii 1999kii.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-37332\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c4.png\" alt=\"234-6c4\" width=\"484\" height=\"274\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c4.png 827w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c4-300x170.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c4-768x435.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c4-292x165.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c4-638x361.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6c4-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 484px) 100vw, 484px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Xukuumadda Dr Cabdiweli &amp; waxqabadka Hay\u2019adda PSAWEN<\/strong><\/p>\n<p>Mudadii 3da sanno ahayd ee uu Dr Cabdiweli Maxamed cali Gaas madaxweynaha ka ahaa Puntland ayaa waxqabadka Hay\u2019adda PSAWEN waxa uu gaaray meel uusan gaarin intii ay jirtay.<\/p>\n<p>Waxaa taas sabab u ah Siyaasadda Dawaladda Puntland ee uu madaxweynaha ka yahay Dr Gaas oo balanqaadkeedii ama barnaamijkeedii uu ka mid ahaa \u201dHal Ceel iyo hal Jid\u201d oo micnaheedu yahay meelkasta oo Puntland ka mid ah inay hesho hal Ceel iyo hal wado, maxaa yeelay Biyaha iyo wadadu waa horumarka nolosha aadanaha.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-37333\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1-6.jpg\" alt=\"1\" width=\"357\" height=\"190\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1-6.jpg 308w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1-6-300x160.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1-6-292x155.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1-6-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 357px) 100vw, 357px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dr Gaas oo xilka madaxweynaha Puntland la wareegay 8 jan 2017ayaa isla sanadkaas 2014 waxay Hay\u2019adda PSAWEN ka qoday Puntland 17 Ceel oo ay ka kala qoday:<\/p>\n<p>Gobolka Mudug 9 Ceel: oo laga kala qoday Gaalkacyo, Galdogob iyo Xarfo.<\/p>\n<ul>\n<li>Gobolada Sool iyo Cayn 3 Ceel: oo laga kala qoday Laascaanood, Widhwidh iyo Horufadhi<\/li>\n<li>Gobolada Karkaar, Bari iyo Sanaag 4 Ceel: oo laga kala qoday Qardho, Badhan iyo Carmo<\/li>\n<li>Sanadkaas 2015 waxay Hay\u2019adda PSAWEN ka qoday Puntland 18 Ceel oo ay ka kala qoday:<\/li>\n<li>Gobolka Mudug 7 Ceel: oo laga kala qoday Magaalooyinka Gaaalkacyo iyo Galdogob.<\/li>\n<li>Gobolada Karkaar, Bari iyo Haylaan 4 Ceel: oo laga kala qoday Dhahar, Bosaso, Ufayn iyo Waaciye.<\/li>\n<li>Gobolka Sool 4 Ceel: oo laga kala qoday Tukaraq, Taleex iyo Boocame.<\/li>\n<li>Gobolka Nugaal 3 Ceel: oo laga kala qoday Buurtintle iyo Garowe<\/li>\n<\/ul>\n<p>Sanadkaas 2016 waxay Hay\u2019adda PSAWEN ka qoday Puntland 25 Ceel Biyood taasoo ah koro gaaray 40% marka loo eego sanadkii ka horeeyey. Waxaana laga hirgeliyey 8 Gobol oo kala ah Bari, Mudug, Sanaag, Sool, Karkaar, Nugaal, Haylaan iyo Cayn iyadoo laga kala qoday:<\/p>\n<ul>\n<li>Gobolada Haylaan iyo Sanaag 6 Ceel Biyood: oo laga kala qoday Badhan, Fiqifuliye, Laasqoray iyo Dhahar.<\/li>\n<li>Gobolada Karkaar iyo Bari 5 Ceel Biyood: oo laga kala qoday IskuShuban, Bayla, Waaciya iyo Qardho.<\/li>\n<li>Gobolada Sool iyo Cayn 3 Ceel: oo laga kala qoday Buuhoodle iyo Laascaano.<\/li>\n<li>Gobolka Nugaal 3 Ceel: oo laga kala qoday Godobjiiraan iyo Jalam<\/li>\n<li>Gobolka Mudug 8 Ceel: oo laga kala qoday Towfiiq, Galdogob iyo Gaalkacyo.<\/li>\n<\/ul>\n<p>Dhanka kale waxaa jira 10 Ceel oo dherer aad u dheer hoos loo qoday oo laga waayey Biyo.<\/p>\n<p><strong>Ceelasha Qodidoodu socoto<\/strong><\/p>\n<p>Waxay Hay\u2019adu iminka wadaa qodida 10 Ceel Biyood oo ay ka qodayso:<\/p>\n<ul>\n<li>Bari, Karkaar iyo Gardefuu 4 Ceel Biyood ayaa qodi doodu sacotaa iminka<\/li>\n<li>Gobolada Sool iyo Cayn 3 Ceel ayaa qodi doodu sacotaa iminka.<\/li>\n<li>Haylaan 1 Ceel Biyood ayaa qodi doodu sacotaa iminka<\/li>\n<li>Nugaal 1 Ceel Biyood ayaa qodi doodu sacotaa iminka<\/li>\n<\/ul>\n<p><strong>Dayactirka Ceelasha Puntland<\/strong><\/p>\n<p>Hay\u2019addu waxay 3dii sano ee lasoo dhaafay dib u Dayactir ku samaysay 114 Ceel Biyood oo ku yaala Puntland.<\/p>\n<p>Dhanka kale Hay\u2019addu waxay Biyogelin ka hirgelisay magaalooyin iyo Deegaano badan oo ku yaala Puntland.<\/p>\n<p>Daawo Barnaamij ku saabsan Waxqabadka Hay\u2019adda PSAWEN ee dawladda Puntland<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uiAjDA1oJfs\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 marso 2017 (Puntlandes) Hay\u2019adda Biyaha, Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Puntland ee loo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37333,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-37331","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2092,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37331","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=37331"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37331\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37334,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37331\/revisions\/37334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/37333"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=37331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=37331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=37331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}