{"id":37368,"date":"2017-04-01T12:57:48","date_gmt":"2017-04-01T10:57:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37368"},"modified":"2017-04-01T22:23:54","modified_gmt":"2017-04-01T20:23:54","slug":"dhegeyso-madaxweynaha-puntland-oo-golaha-88-uga-warramay-arrimaha-doorashada-mashaariicda-horumarineed-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37368","title":{"rendered":"Dhegeyso: Madaxweynaha Puntland oo golaha 88 uga warramay arrimaha Doorashada &#038; Mashaariicda Horumarineed ee Puntland"},"content":{"rendered":"<p>1 Abril 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha dawlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo golaha 88 waraysi dheer siiyey ayaa ka warbixiyey\u00a0Doorashada la filayo inay Puntland ka dhacdo&amp; Mashaariicda Horumarineed ee Puntland\u00a0dhawaan ka bilaaban doona.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-37270\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a.jpg\" alt=\"234-5b4a\" width=\"528\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a.jpg 2666w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 528px) 100vw, 528px\" \/><\/a><br \/>\nUgu horayn madaxweyne Gaas ayaa rajo aad u fiican ka muujiyey inay dhawaan heshiis lagu balaarinayo Dekedda Bosaso kala saxiixan doonaan Puntland iyo shirkadda DP ee dalka UAE. Waxaa kale oo madaxweynuhu faahfaahiyey Heshiis ay Puntland la gashay shirkadda CCECC oo lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo iyo wado laami ah oo isku xirta Eyl iyo Garowe, isagoo sheegay inay Puntland uga bedalatay qayb ka mid ah Khayraadkeeda sida Kalluunka, Macdanta, Gaas, Oil iwm.<\/p>\n<p>Dr Gaas ayaa si cad u sheegay in golaha wasiiradda Puntland la marin doono kadibna Baarlamaanka Puntland la hor gayn doono Heshiiska Shirkadda CCECC iyo haddii ay heshiis galaan Shirkadda DP, waxaa xusid mudan in Khamiistii oo ay bisha marso ahayd 30ka ay golaha wasiiradda Puntland ansixiyeen Heshiiska Puntland iyo Shirkadda CCECC .<\/p>\n<p>Dhagayso waraysiga uu madaxweyne Dr Gaas siiyey golaha 88<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-37368-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/Wareysi-Cabdiweli-Gaas-Madaxweynaha-Puntland.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/Wareysi-Cabdiweli-Gaas-Madaxweynaha-Puntland.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/Wareysi-Cabdiweli-Gaas-Madaxweynaha-Puntland.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1 Abril 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha dawlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo golaha 88&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37270,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-37368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1726,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=37368"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37388,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37368\/revisions\/37388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/37270"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=37368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=37368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=37368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}