{"id":37400,"date":"2017-04-02T14:23:41","date_gmt":"2017-04-02T12:23:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37400"},"modified":"2017-04-02T14:23:57","modified_gmt":"2017-04-02T12:23:57","slug":"digreeto-maanta-ka-soo-baxday-xafiiska-madaxweynaha-dawladda-puntland-kuna-saabsan-magcaabis-agaasime-guud-kuxigeen-agaasime-guud-iyo-agaasime-waaxeedyada-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37400","title":{"rendered":"Akhrisi Digreeto maanta ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland kuna saabsan Magcaabis Agaasime Guud, Kuxigeen Agaasime Guud \u00a0iyo Agaasime Waaxeedyada Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray\u00a0 degreeto xeer\u00a0 Madaxweyne Lr.44 ee <a href=\"calendar:T2:April 02 2017\">April 02 2017<\/a> kuna saabsan magcaabid Agaasime Guud, Kuxigeen Agaasime Guud \u00a0iyo Agaasime Waaxeedyada Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha.<\/p>\n<p><strong>Madaxweynaha Dawladda Puntland.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu arkay:<\/strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Dastuurka Dawladda Puntland.<\/p>\n<p><strong>Markuu tixgeliyey.<\/strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Aqoontooda iyo khibradooda shaqo<\/p>\n<p><strong>Markuu latashaday:<\/strong> \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Wasiirka Amniga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Wuxuu xeeriyey: <\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Waxaa <strong>Maxamed Faarax Ashkir <\/strong>loo magcaabay Agaasimaha Guud ee Hay&#8217;adda \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dawladda Puntland<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<ol start=\"2\">\n<li>Waxaa <strong>Cabdikariin Maxamed Faarax <\/strong>loo magcaabay Kuxigeenka \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0Agaasimaha\u00a0Guud ee Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dawladda Puntland.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"3\">\n<li>Waxaa <strong>Haashim Axmed Cabaas <\/strong>loo magcaabay Agaasimaha Waaxda Maamulka \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0ee Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dawladda Puntland.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"4\">\n<li>Waxaa <strong>Cabdinaasi Yuusuf Xaaji Xirsi<\/strong> loo magacaabay Agaasimaha Waaxda \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0\u00a0Amniga ee Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Dawladda Puntland.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"5\">\n<li>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madxweynuhu Saxeexo, wuuna saxeexay \u00a0 \u00a0 \u00a0\u00a0Madaxweynuhu.<\/li>\n<\/ol>\n<p style=\"text-align: left;\">\u00a0Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray\u00a0 degreeto&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37401,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-37400","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1197,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37400","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=37400"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37400\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37403,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37400\/revisions\/37403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/37401"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=37400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=37400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=37400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}