{"id":37476,"date":"2017-04-05T12:01:41","date_gmt":"2017-04-05T10:01:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37476"},"modified":"2017-04-05T12:01:41","modified_gmt":"2017-04-05T10:01:41","slug":"sawirro-faahfaahin-qarax-muqdisho-ka-dhacay-oo-ay-dad-ku-dhinteen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37476","title":{"rendered":"Sawirro: Faahfaahin Qarax Muqdisho ka dhacay oo ay dad ku dhinteen"},"content":{"rendered":"<p>5 April 2017 (puntlandes) Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qarxay maqaayad ka soo hor-jeeda Xarunta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga ayaa waxaa ku geeryooday ugu yaraan 5 qof halka uu dhaawacuna ka badan yahay intaas.<\/p>\n<p>Maqaayadan oo bur bur xooggan uu ka soo gaaray qaraxa, ayaa ku dhegan Dugsigii Yaasiin Cusmaan ee degmada Boondheere, kuna dhow Taalada Daljirka Dahsoon.<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa waxyeelada ugu badan ka soo gaaray dad wadada marayay oo saarnaa gaari, kuwaasoo ay ku jireen arday dhigata Jaamacadda City.<\/p>\n<p>Saraakiisha ammaanka ayaa sheegaya in gaariga qarxay la dhigay wadada dhinaceeda, waxaa maqaayada aheyd mid lagu qaxweeyo oo laga cuno cunto fudud.<\/p>\n<p>Maqaayada uu qaraxa ka dhacay ayaa sidaa uga fogeyn Xarunta Wasaaradda Amniga oo ku taala gurigii uu degenaan jiray Maxamed Dheere ee degmada Shingaani.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa inta badan beegsata maqaayadaha, iyadoo baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyo ku weerarta.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-37477\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad1.jpg\" alt=\"qarax-maqayad1\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad1-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad1-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad1-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/Qarax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-37478\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/Qarax-1.jpg\" alt=\"Qarax-1\" width=\"568\" height=\"320\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/Qarax-1.jpg 568w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/Qarax-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/Qarax-1-292x165.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/Qarax-1-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 568px) 100vw, 568px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-37479\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad2.jpg\" alt=\"qarax-maqayad2\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad2.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad2-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad2-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad2-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad2-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\npuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>5 April 2017 (puntlandes) Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qarxay maqaayad ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37477,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-37476","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1294,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37476","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=37476"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37480,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37476\/revisions\/37480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/37477"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=37476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=37476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=37476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}