{"id":3759,"date":"2014-10-25T21:22:33","date_gmt":"2014-10-25T19:22:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=3759"},"modified":"2014-10-25T21:22:33","modified_gmt":"2014-10-25T19:22:33","slug":"deg-deg-raiisul-wasaaraha-oo-jawaab-adag-ka-bixiyay-hadalkii-madaxweynaha-somalia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=3759","title":{"rendered":"Deg deg: RA&#8217;IISUL WASAARAHA oo jawaab adag ka bixiyay hadalkii Madaxweynaha Somalia"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/2141.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1952\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/2141.jpg\" alt=\"214\" width=\"299\" height=\"168\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, C\/weli Sheekh Axmed ayaa goor-dhow ka jawaabay hadalkii madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud uu ku diiday isku shaandheyntii koobnayd ee uu saaka ku sameeyay golaha wasiirrada xukuumadda.<\/p>\n<p>C\/weli Sheekh ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga ku sheegay in hannaanka dawladnimo iyo haykalka siyaasadeed ee Somalia uu hadda marayo meel xasaasi ah, isla markaana ay habboon tahay in dastuurka iyo sharciyada dalka u degsan la dhowro.<\/p>\n<p>\u201cMas\u2019uulka kastoo maqaam ama xil sare ka haya dowladda federaalka Soomaaliya waxaa laga doonayaa inuu si wadanimo, geesinimo iyo hawl-karnimo leh u guto waajibaadkiisa shaqo,\u201d ayuu C\/weli Sheekh hadalkiisan kooban ku yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale, qoraalkan ayuu ra&#8217;iisul wasaaruhu ku sheegay inaan la joogin waqtiigii si gaar ah shaqsi loo jecleysan jiray, balse la joogaa xilligii shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada lixaadka leh haysato la badbaadin lahaa.<\/p>\n<p>\u201cWaa dhamaaday waqtigii is-jiid-jiidka iyo siyaasadaha qalafsan lagu dhaqmi jiray, golaha wasiiradda iyo xukumaddaba waxaa looga fadhiya inay howsha ay u hayaan shacabkooda laba-jibaaraan si marxaladaha uu dalku ku jiro looga gudbin lahaa, lana qabto shaqooyinka adag ee noo yaalla,\u201d ayuu ku yiri qoraalkiisa ra\u2019iisul wasaare C\/weli Sheekh.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, wuxuu ku sheegay in shacabka Soomaaliyeed oo ah dad jecel nabadda, horumarka iyo dowladnimada; waana shacab doonaya inay kasoo kabtaan dhibaatadii muddada badan soo jiitamaysay, mana dhici doonto in la caburiyo masiirka iyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed lana is-hortaago.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa wuxuu qoraalkiisan kusoo koobay\u00a0 &#8211; Hadal yar, howl badan iyo hanuunsanaan baa inoo balan ah.<\/p>\n<p><span style=\"color: #3366ff;\"><a style=\"color: #3366ff;\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/pmabdiweli.shiekhahmed\">HALKAN RIIX: FACEBOOK-GA RA&#8217;IISUL WASAARAHA SOMALIA<\/a><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2>Puntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, C\/weli Sheekh Axmed ayaa goor-dhow ka jawaabay hadalkii madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3759","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2029,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3759"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3760,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3759\/revisions\/3760"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}