{"id":3773,"date":"2014-10-26T14:01:19","date_gmt":"2014-10-26T13:01:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=3773"},"modified":"2014-10-26T14:01:19","modified_gmt":"2014-10-26T13:01:19","slug":"guddoomiye-jawaari-waxaa-dhisan-hayado-dastuuri-ah-oo-xalinkara-khilaafka-jira","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=3773","title":{"rendered":"Guddoomiye Jawaari: \u201cWaxaa dhisan hay\u2019ado dastuuri ah oo xalinkara khilaafka jira\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa shaaca ka qaaday in Dawladu ay u dhameystiranyihiin hay\u2019adaha dastuurka ee dalka, isla markaana uu kalsooni weyn ku qabo in ay xalinayaan khilaafka aadka u culus ee u dhexeeya Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul wasaaraha.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/178.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2490\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/178.jpg\" alt=\"178\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/a><\/p>\n<p>Mudane Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo oo u amba baxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa inta aan ka dhoofin garoonka Muqdisho waxa uu tilmaamay in hay\u2019adaha dastuurka ee dalka ay dhameystiranyihiin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan beesha caalamka iyo bulshada Soomaaliyeed ugu baaqayaa inay is dajiyaan oo ay ku kalsoonaadaan hay\u2019adaha dastuuriga ah ee dhisan, dowladdu waxa ay awood u leedahay in arrimaheeda gaarka ah ay ku xaliso gudaha dalka\u201d ayuu yiri Mudane Maxamed Cismaan Jawaari.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2>Puntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa shaaca ka qaaday in Dawladu ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3773","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1689,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3773","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3773"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3774,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3773\/revisions\/3774"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}