{"id":37742,"date":"2017-04-11T08:00:58","date_gmt":"2017-04-11T06:00:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37742"},"modified":"2017-04-11T08:00:58","modified_gmt":"2017-04-11T06:00:58","slug":"maamulka-koonfur-galbeed-oo-hawada-ku-lalisay-telefishan-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37742","title":{"rendered":"Maamulka Koonfur Galbeed oo hawada ku lalisay Telefishan cusub"},"content":{"rendered":"<p>11 April (Puntlandes) Markii ugu horeysay maanta ayuu hawada soo galay Telefishanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya \u201cSouthwest State Television\u201d oo muddooyinkii dambe lagu howlanaa<span id=\"more-68134\"><\/span> qoridda siyaasadda uu ku shaqeynayo iyo waxa uu kaga duwanaan karo Telefishannada kale ee Soomaalida.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8b3.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-37743\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8b3.jpeg\" alt=\"234-8b3\" width=\"360\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8b3.jpeg 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8b3-197x300.jpeg 197w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8b3-292x445.jpeg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 360px) 100vw, 360px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Telefishankan oo howlgelintiisa ay kaalin muuqata ka qaateen rag khibraddooda warbaahineed ay sarreyso iyo saaxiibo ku caawiyay talooyin horumarineed ayaa waxaa howsha ugu weyn ee ka dhabbeynta iyo hirgelinta mashruuca Telefishanka yeeshay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan, Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, Lataliyaha gaarka ah ee Warfaafinta ee Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Eng. Cabdulqaadir Maxamed Cali, Ibraahim Maxamed Xuseen \u201cJeekey\u201d , Agaasimaha guud ee Telefishanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Ilyaas Cali Nuur iyo Eng. Maxamed Abaadir Abuukar (Carab).<\/p>\n<p>Telefishanka ayaa noqon doona mid ku baxa wararka iyo barnaamijyadiisa inta badan Lahjadda\u00a0 Maay oo ka qeyb ah Af Soomaali, kuna hadlaan inta badan dadka degan gobollada Koonfur galbeed ee dalka Soomaaliya, waxaanu noqon doonaa mid ku shaqeeya hab dowladeed iyo hab ganacsi intaba.<\/p>\n<p>Telefishanka Koonfur Galbeed Soomaaliya \u201cSouthwest State Television\u201d oo xaruntiisu weyn ay tahay Magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ka soo galay Thaicom Satellite, Frequency 04113, Horizontal Symbol Rate: 13333, waxaana hawada uu ku jiri doona muddo 24 saacadood ah, iyada oo laga baahin doono barnaamijyo iyo warar sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiinta sare ee Telefishankaasi.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 April (Puntlandes) Markii ugu horeysay maanta ayuu hawada soo galay Telefishanka Dowlad Goboleedka Koonfur&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37743,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-37742","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1171,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=37742"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37744,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37742\/revisions\/37744"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/37743"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=37742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=37742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=37742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}