{"id":37872,"date":"2017-04-13T18:00:34","date_gmt":"2017-04-13T16:00:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37872"},"modified":"2017-04-13T18:00:34","modified_gmt":"2017-04-13T16:00:34","slug":"qaar-ka-mid-ah-guddoomiyeyaasha-guddiyada-joogtada-ah-ee-baarlamaanka-oo-la-doortay-waa-kuwee","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=37872","title":{"rendered":"Qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka oo la doortay, waa kuwee?"},"content":{"rendered":"<p>13 April (Puntlandes) Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogta ah ee golaha Shacabka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8c6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-37873\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8c6.jpg\" alt=\"234-8c6\" width=\"627\" height=\"470\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8c6.jpg 1152w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8c6-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8c6-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8c6-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8c6-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8c6-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8c6-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8c6-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-8c6-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 627px) 100vw, 627px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee golaha Shacabka Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey iyo Guddoomiye ku-xigenka labaad ee golaha Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa lagu doortay ilaa iyo saddex guddi iyo ku-xigeenadooda.<\/p>\n<ul>\n<li><strong>Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre: waxaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka dabiiciga, <\/strong><\/li>\n<li><strong>Xildhibaan Sagal Isxaaq Biixi: waxaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Baarlamaanka<\/strong><\/li>\n<li><strong>Xildhibaan Malaaq Dhaayow: waxaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Beeraha<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p>Waxaa\u00a0kale oo la doortay saddex guddoomiye ku-xigeeno oo hoostagaya Guddoomiyeyaasha la doortay.<\/p>\n<p>Xildhibaan Sagal Isaaq Biixi oo la hadashay saxaafadda\u00a0ayaa sheegtay in kulankii maanta ka dhacay xarunta Villa Hargeysa lagu doortay Saddex Guddi, iyadoo doorashada ay ku tartamayeen Xildhibaanno dhowr ah, waxaana ay intaa ku dartay in mudanaayasha la doortay ay yihiin kuwa aqoon u leh Guddiyada ay Madaxda ka yihiin.<\/p>\n<p>Doorashada maanta ayaa bilow u ah dhismaha Guddoomiyeyaasha guddiyada joogtada ee baarlamaanka, si ay ula shaqeeyaan Wasaaradaha iyo hay\u2019adaha kale ee ay shaqo wadaagi yihiin, taasi oo ka dhalan karta isla xisaabtan dhab ah.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 April (Puntlandes) Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37873,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-37872","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1285,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37872","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=37872"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37872\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37874,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/37872\/revisions\/37874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/37873"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=37872"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=37872"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=37872"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}