{"id":38001,"date":"2017-04-18T13:09:33","date_gmt":"2017-04-18T11:09:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38001"},"modified":"2017-04-18T13:09:33","modified_gmt":"2017-04-18T11:09:33","slug":"kulan-looga-hadlaayey-tayeyta-waxbarashada-dalka-oo-magaalada-muqdisho-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38001","title":{"rendered":"Kulan looga hadlaayey tayeyta Waxbarashada Dalka oo Magaalada Muqdisho lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p>18 April (Puntlandes) Kulankan oo ujeedkiisu ahaa tayeynta waxbarashada Dalka ayaa waxaa \u00a0Magaaladda Muqdisho ay ku yeeshay\u00a0Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka ah iyo Wasaaradaha Waxbarashada ee Dowlad Goboleeedyada, waxaana kulanka soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka ah.<\/p>\n<div class=\"content-ad\">\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-38002\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9a1.jpg\" alt=\"234-9a1\" width=\"546\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9a1.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9a1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 546px) 100vw, 546px\" \/><\/a><\/div>\n<p>Kulanka ayaa qeybtiisa hore looga hadlay kulamo wada tashi oo horey wasaarada waxbarashada ee dowladda Soomaaliya ay ugu \u00a0qabatay qeybaha waxbarashada ee Dowladda Goboleedyada ,waxaana wasiirada waxbarashada ee Dowlad Goboleedyada ay ka hadleen aragtidooda kulankan iyo sida ay la tahay in waxbarashada dalka lagu horumarin karo.<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlada Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Soomaaliya Xildhibaan C\/raxmaan Maxamuud C\/lle \u2018\u2019Jaabiri iyo Wasiir ku xigeenka wasaaradda Xildhibaan Feysal Cumar Guuleed ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliyeed ay ka go\u2019antahay horumarinta waxbarashada dalka islamarkaana looga baahanyahay Dowladda Goboleedyada in ay ku dadaalaan horumarinta waxbarashada deegaanadooda<strong>.<\/strong><\/p>\n<p>Wasiirka Arimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisinta ee Dowladda Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid \u2018\u2019Juxa\u2019\u2019 ayaa kula dardaarmay Madaxda waxbarashada ee Dowlada Dhexe iyo Dowlad goboleedyada in la sameeyo Xarumo dowladeed,iyadoo laga tala gelinaayo Daladaha waxbarashada maadaamaa ay door muhiim ah ku leeyihiin horumarinta waxbarashada ee dalka<strong>.<\/strong><\/p>\n<p>Ugu dambayntii Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowladda Soomaaliya C\/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa sheegay in ujeedka uu yahay in ubadka Soomaaliyeed uu helo waxbarasho tayeysan<strong>.<\/strong><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 April (Puntlandes) Kulankan oo ujeedkiisu ahaa tayeynta waxbarashada Dalka ayaa waxaa \u00a0Magaaladda Muqdisho ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38002,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-38001","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1225,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38001","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=38001"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38003,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38001\/revisions\/38003"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/38002"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=38001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=38001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=38001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}