{"id":38122,"date":"2017-04-21T17:40:54","date_gmt":"2017-04-21T15:40:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38122"},"modified":"2017-04-21T17:40:54","modified_gmt":"2017-04-21T15:40:54","slug":"sawirro-kulan-looga-hadlay-wax-ka-qabashada-abaarta-ka-jirta-dalka-oo-lagu-qabtay-minneapolis","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38122","title":{"rendered":"Sawirro: Kulan looga hadlay wax ka qabashada abaarta ka jirta dalka oo lagu qabtay Minneapolis"},"content":{"rendered":"<p>21 April (Puntlandes) Kulan loogu hadlayey sidii abaaraha Soomaaliya wax loogu qaban lahaa ayaa \u00a0lagu qabtay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota, Kulankani oo ay soo qaban qaabiyeen Senator Amy Klobucher oo Gobolka Minnsota u matasha Aqalka Sanet-ka iyo Tom Emmer oo Congresska Mareykanka u matala Gobolka Minnesota ayaa waxaa shirkaasi ka soo qeyb galay hey\u2019adaha Samafalka iyo horjoogayasha jaaliyadda Soomaalida waxaana loogu hadlay sidii gacan deg deg ah loogu geysan lahaa Abaaraha Soomaaliya oo la sheegay in ay saamaysay in ka badan 6 Milyan oo Qof.<\/p>\n<p>Ugu horreyn Senator Amy Klobucher oo la hadashay Warbaahinta ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay in madaxweynaha maraykanka uu jaray 17 bilyan oo doolar oo loogu tala galay Gargaarka caalamiga ah taasi oo saamayn xoogan ku yeelan doonto dadkii heli jiray gargaarkaasi. waxayna sheegtay in ay dhawaan u dirtay dhambaal Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.<\/p>\n<p>\u201c17 bilyan waa arrin laga walaaco marka aad aragto lacag intaasi la eg waa 17 bilyan oo doolar taasi oo ka go\u2019ayso miisaaniyadda wasaradda arrimaha dibadda iyo sanduuqa kaalmada maraykanka isla markaana lacagtaasi loo kordhinayo ciidamada, mana diidani in aan yeelano ciidamo awood leh balse sida ugu wanaagsan oo saaxiibo caalami ah lagu kasban karo ayaa ah in la caawiyo marka ay kuu baahan yihiin oo dadkooda ay dhimanaya\u201d. ayuu yiri\u00a0ator Amy Klobucher.<\/p>\n<p>Sidoo kale Amy Klobucher oo maanka ku heysta in gobolkani ay ku nool yihiin Soomaalida ugu badan Maraykanka isla markaana ah dadka ay matasho ayaa sheegtay<br \/>\nin\u00a0halkani ku noolyihiin \u00a0Soomaali badan oo qoysaskooda iyo saaxiibadooda ay ku nool yihiin dallkii ay ka soo hayaameen waxanaa muhiim ah in la taageero oo la badbaadiyo marka ay kuu baahan yihiin.<\/p>\n<p>Dhanka kale Wakiilka Gobolka Minnesota Tom Emer ee aqalka kongerska Maraykanka ayaa sheegay in ay \u00a0muhiim tahay in la taageero lana gargaaro dadka abaaraha ku heyso bariga Afrika wuxuuna warka intaasi ku daray in uu aaminsanyahay in kooxaha argagixisada ah sida Al-shabaab ay ka faa\u2019ideysan karto dhibaatooyinka nuucan oo kale ah.<\/p>\n<p>ugu danbeyntii ayaa waxaa sidoo kale la kulmay Abdirizaak Abdi \u00a0oo ah\u00a0 madaxa \u00a0hey\u2019ada gargaarka ee Hon Africa \u00a0wuxuna qabaa in xiligani ay muhiim tahay in la gargaaro dadka Soomaaliyeed oo u dhimanaya Cunto iyo biyo la\u2019aan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-331054\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/1-26.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/1-26.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/1-26-300x200.jpg 300w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-331055\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/2-25.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/2-25.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/2-25-300x200.jpg 300w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-331056\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/3-21.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/3-21.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/3-21-300x200.jpg 300w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-331057\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/4-17.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/4-17.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/4-17-300x200.jpg 300w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-331058\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/unnamed-27.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/unnamed-27.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/unnamed-27-300x200.jpg 300w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 April (Puntlandes) Kulan loogu hadlayey sidii abaaraha Soomaaliya wax loogu qaban lahaa ayaa \u00a0lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-38122","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1209,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38122","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=38122"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38122\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38124,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38122\/revisions\/38124"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/38123"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=38122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=38122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=38122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}