{"id":38153,"date":"2017-04-23T13:40:36","date_gmt":"2017-04-23T11:40:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38153"},"modified":"2017-04-23T13:40:36","modified_gmt":"2017-04-23T11:40:36","slug":"madaxweyne-farmaajo-iyo-wafdigii-uu-hoggaaminayay-oo-gaaray-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38153","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo gaaray magaalada Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>23 April (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6b7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-37253\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6b7.jpg\" alt=\"234-6b7\" width=\"560\" height=\"316\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6b7.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6b7-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6b7-292x165.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-6b7-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 560px) 100vw, 560px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Mas\u2019uuliyiin jale.<\/p>\n<p>Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaano, Wasiiro iyo saraakiil ka socota hey\u2019adaha sama falka, kuwaasoo u kuur galaya xaalada guud ee gobolka, sida arrimaha bani\u2019aadanimada.<\/p>\n<p>Safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa\u00a0noqonaya kii u horeeyay ee gudaha dalka uu ku tago, tan iyo markii uu ku guuleystay xilka Madaxweynaha horaantii bishii Febraayo.<\/p>\n<p>Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo la xiray waddooyinka, waxaana wafdiga Madaxweynaha la geeyay xarunta Madaxtooyada Baydhabo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 April (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37253,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-38153","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1084,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=38153"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38154,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38153\/revisions\/38154"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/37253"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=38153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=38153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=38153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}