{"id":38174,"date":"2017-04-24T13:04:13","date_gmt":"2017-04-24T11:04:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38174"},"modified":"2017-04-24T13:04:13","modified_gmt":"2017-04-24T11:04:13","slug":"wasaradda-waxbarashada-iyo-tacliinta-sare-ee-dowlada-puntland-oo-iclaamisay-imtixaamadkii-naqliga-ee-sanad-dugsiyeedka-iyo-imtixaanka-shahaadiga-ah-2016-2017","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38174","title":{"rendered":"Wasaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland oo iclaamisay Imtixaamadkii naqliga ee sanad dugsiyeedka iyo imtixaanka shahaadiga ah 2016-2017"},"content":{"rendered":"<p>24 April (Puntlandes) Gudoomeyeyaasha Waxbarsahada Goboladda, degmooyinka iyo maamulayaasha dugsiyada waxay si buuxda ayey fuliyeen , iyagoo Tixgalinaya warqaddii ka soo baxaday Xafiiska Waaxda Tayo-dhowrka iyo Kormeerka ee Wasaaradda Waxbarashda iyo Tacliinta Sare ee faraysay, xadidaysana xilliyada imtixaanaadka naqliga iyo shahaadiga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9e1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-38175\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9e1.jpg\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"499\" height=\"333\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9e1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9e1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9e1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9e1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9e1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 499px) 100vw, 499px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaana guud ahaan Gobolada Puntland\u00a0 ka \u00a0furmay imitixamadkii naqliga ee sanad- dugsiyeedka 2016-17, haddana waxaa la sugayaa in bisha 5aad\u00a0ay ardayda u fariistaan \u00a0lixda bishaa ilaa 13 bisha 5aad..<\/p>\n<p>Agaasimaha Waaxyada Tayodhowrka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare C\/Qaadir yuusuf Nuux ayaa fariin cad u diray gudoomiyeyaasha Waxbarashada si looga hortago tafararuqa , midaynta Waqtiga Fasaxna looga faa\u2019iideysto waxii howlo ah ee taagan sida Tabarada, qorshe dajinta dugsiyada, saxidda iyo soo gudbinta imtixaanada iwm.<\/p>\n<p>C\/qaadir Yuusuf Nuux \u00a0Agaasimaha waaxda Tayeynta iyo Tayo-dhowrka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare \u00a0musuuliyinta Gobolada iyo kuwa Degmooyinka Waxbarashada waxaa uu yiri \u201cinay fuliyaan midaynta Waqtiga imtixaamaka naqliga iyagoo raacaya nidaamka\u00a0Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa\u00a0 gudoomiyeyaasha laga rabaa in dugsi walba u soo buuxiyo Foomka tirokoobka Ardayda iyo dhammaan natiijoyinka imtixaanaadka ee ardayda sanadkan, \u00a0marka laga reebo Fasalada 8-aad iyo 12-aad.<\/p>\n<p>Fasalka 8aad iyo 12aad Waxaa uu imtixaanka shahaadiga ah si Rasmi ah \u00a0u bilabanyaa 20\/bisha 5aad\/2017 \u00a0keeda dhamaan Gobolada oo dhan.<\/p>\n<p>Agaasimaha WaaxdaTaya-dhawka manahijta iyo\u00a0 Kormeerka Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Taclinta sare<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 April (Puntlandes) Gudoomeyeyaasha Waxbarsahada Goboladda, degmooyinka iyo maamulayaasha dugsiyada waxay si buuxda ayey fuliyeen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38175,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-38174","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1085,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=38174"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38176,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38174\/revisions\/38176"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/38175"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=38174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=38174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=38174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}