{"id":38374,"date":"2017-04-29T21:52:49","date_gmt":"2017-04-29T19:52:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38374"},"modified":"2017-04-29T21:54:24","modified_gmt":"2017-04-29T19:54:24","slug":"daawo-sawirro-dheeraad-ah-madaxweynaha-puntland-oo-dhagax-dhigay-garoonka-diyaaradaha-gaalkacayo-kana-qayb-galay-xafladda-daahfurka-dhismaha-garoonkaasi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38374","title":{"rendered":"Daawo sawirro Dheeraad ah: Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacayo, kana qayb galay xafladda daahfurka dhismaha Garoonkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saacado kahor soo daahfuray mashruuca dhismaha jidka Garoowe iyo Eyl ayaa magaalaga Gaalkacayo ka dhagax dhigay dhismaha gaaroonka diyaaradaha Abdulaahi Yuusuf Axmed,\u00a0 isla markaana ka qayb galay xafladda daahfurka mashruuca dhismaha garoon kaasi.<\/p>\n<p>Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Abdulaahi Yuusuf Axmed ku soo dhoweeyey masuuliyiin ka tirsan goloyaasha dawladda Puntland, maamulka gobolka Mudug kan degmada Gaalkacayo, masuuliyiin ka tirsan madaxtooyada Puntland, saraakiisha ciidama Puntland iyo qaar kamida shacabka \u00a0magaalada Gaalkacayo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa waxaa safarka ku wehelinaayey madaxdda shirkada <strong>CCECC <\/strong>oo Puntland ka hirgelinaysa laba mashruuc oo waaweyn oo kala ah dhismaha garoonka diyaaradaha Gaalkacayo iyo samaynta jidka isku xidhidoona Garoowe iyo Eyl.<\/p>\n<p>Soo dhoweyn kadib Madaxweynaha Dawladaa Puntland ayaa daahfuray dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo, Madaxweynaha oo kahadlay xaflada haafurka gaanka ayaa sheegay in balan qaaadkii ahaa\u00a0 <strong>Hal-Sano, Hal Airport, Labo-Sano Labo Airport iyo Sadex-Sano Sadex Airpot<\/strong> uu maanta rumoobey madaama maanta la daahfurayo dhismaha garoonkii sadexaad ee caalamiya oo Puntland gudeheeda laga hirgeliyo.<\/p>\n<p><strong>\u2018\u2019Waxaan xasuusta anigoo jooga dalka Ingiriiska\u00a0 \u00a0gaar haan London ayaa waxaan ku iri dadka reer Puntland ee halkaasi jooga, \u00a0Puntland \u2018hal sano hal Airpot baan helaynaa Labo sano laba Airport iyo sadex sano sadex Airport\u2019 maantana kii ugu danbeeyey ayan dhagax dhigaynaa, runtii Illahay ayaan ugu xamdi naqaynaa guushaasi, hada waxaanu soo dhagax dhignay wadada isku xidhi doonta Garoowe iyo Eyl, muhiimada kaabayaasha dhaqaalaha iyo isku xidhkoodu waa muhiim, waxayna muhiim u tahay isu socodka dalka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo wadanku inii maalgashi helo,\u2019\u2019 <\/strong>ayuu yiri madaxweynuhu Dawladda Puntland<\/p>\n<p><strong>\u2018\u2019inagu waxaan leenahay khayraad dabiiciya oo wadan keena ku duugan lakiin mahaysano aqoontii aan ku soo saran lahayn iyo dhaqaalihii aan kula soo bixi lahayn, dabcan markaan dhisano kaabayaasha dhaqaalaha waxaan helaynaa maalgashi debedeed oo iyagu ugu horeeyaan \u00a0\u2018\u2019CCECC\u2019\u2019oo ah inay nagu tageeraan sidii aanu uga faa\u2019iidaysan lahayn khayraadkayaga dabiiciga ah, meel fiican ayay maraysaa Puntland waayo majirto Soomaliya meel ay kajirto sadex International Airport\u2019\u2019<\/strong> ayuu yiri Madaxweynaha Dawladda Puntlnd.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Madaxweynaha ayaa ku booriyey shacabka Puntland gaar ahaan shacabka gobolka Mudug in lagu tageero shirkada fulinaysa dhismaha garoonka sidii ay u gudan lahaayeen waajibaad kooda shaqo, laguna garab istaago wax kasta oo suurayn kara dhaqaajinta mashruucaasi, waxaana uu sidoo kale sheegay madaxweynuhu in dhawaan iyana la bilaabi doono mashruuca balaadhinta iyo casriyaynta dekeda magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa ku booriyey shacabka Puntland in lala shaqeeyo shirkada <strong>CCECC <\/strong>oo Puntland ka fulinaysa ha labo mashruuc oo waaweyn, waxaana uu tilmaamay in guusha shirkada <strong>CCECC<\/strong> uu ku xidhan yahay hadba sidii ay ula shaqeeyaan dadka reer Puntland.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo, waxaana garoonka lagu dhammayn doonaa dhismihiisa mudo kayar halsano.<\/p>\n<p><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95054\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1085-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1085-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1085-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1085-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95055\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1094-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1094-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1094-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1094-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95056\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1099-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1099-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1099-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1099-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95057\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1103-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1103-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1103-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1103-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95058\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1107-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1107-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1107-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1107-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95059\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1111-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1111-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1111-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1111-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95060\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1125-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1125-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1125-1-300x214.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1125-1-160x114.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"457\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95061\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1134-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1134-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1134-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1134-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95062\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1142-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1142-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1142-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1142-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95063\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1148-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1148-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1148-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1148-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95064\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1152-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1152-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1152-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1152-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95065\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1166-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1166-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1166-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1166-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95066\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1197-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1197-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1197-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1197-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95067\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1214-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1214-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1214-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1214-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95068\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1225-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1225-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1225-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1225-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95069\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1234-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1234-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1234-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1234-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95070\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1281-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1281-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1281-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1281-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95071\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1288-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1288-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1288-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1288-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95072\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1290-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1290-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1290-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1290-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95073\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1295-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1295-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1295-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1295-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95074\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1301-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1301-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1301-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1301-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95075\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1308-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1308-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1308-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1308-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95076\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1311-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1311-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1311-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1311-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95077\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1331-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1331-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1331-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1331-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95078\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1342-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1342-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1342-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1342-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95079\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1353-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1353-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1353-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1353-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95080\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1357-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1357-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1357-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1357-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95081\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1361-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1361-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1361-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1361-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95082\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1372-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1372-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1372-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1372-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95083\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1384-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1384-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1384-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1384-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95084\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1391-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1391-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1391-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1391-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95085\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1394-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1394-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1394-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1394-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95086\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1400-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1400-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1400-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1400-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95087\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1409-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1409-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1409-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1409-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95088\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1413-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1413-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1413-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1413-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95089\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1416-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1416-2.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1416-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1416-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-95090\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1427-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1427-1.jpg 640w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1427-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/IMG_1427-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/strong><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saacado kahor soo daahfuray mashruuca dhismaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38375,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-38374","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2229,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38374","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=38374"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38374\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38377,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38374\/revisions\/38377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/38375"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=38374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=38374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=38374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}