{"id":38422,"date":"2017-04-30T22:53:40","date_gmt":"2017-04-30T20:53:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38422"},"modified":"2017-04-30T22:53:40","modified_gmt":"2017-04-30T20:53:40","slug":"akhriso-garyaqaanka-guud-ee-dfs-oo-ku-dhegan-raiisul-wasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38422","title":{"rendered":"Akhriso Garyaqaanka Guud ee DFS oo ku dhegan Ra\u2019iisul Wasaaraha"},"content":{"rendered":"<p>30 April (Puntlandes) Garyaqaanka Guud ee\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa soo saaray qoraal uu uga hadlayo xadgudubyo lagu sameeyay sharciga iyo fara gelin uu Ra\u2019iisul Wasaaraha ku haayo Maamulka Miisaaniyadda dowladda.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-2b9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-36388\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-2b9.jpg\" alt=\"234-2b9\" width=\"504\" height=\"336\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-2b9.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-2b9-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-2b9-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-2b9-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-2b9-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-2b9-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 504px) 100vw, 504px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Arrintan ayaa ka dambeysay markii dhowaan Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo Wasiirka Maaliyadda C\/raxmaan Ducaale Beyle ay isku qabsadeen hab maamulka Miisaaniyadda dowladda iyo canshuur dhaaf loo sameynayo Hey\u2019adaha aan dowliga aheyn, taasi oo keentay in Ra\u2019iisul Wasaaruhu la wareego howlihii uu u xil saarnaa Wasiirka Maaliyadda.<\/p>\n<p>Warqad uu Garyaqaanka Guud ee dowladda u diray Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay in Ra\u2019iisul Wasaaruhu uu hada wax ka maamulo Miisaaniyadda dowladda, taasoo uu ku tilmaamay in aysan sharci aheyn,<\/p>\n<p>\u201cWaxaan halkan kugu soo gudbinayaa inaan talo sharci kaa siiyo arrimaha la xiriiro maamulka maaliyadda ama miisaaniyadda dalka oo ay ku soo korortay arrin ku cusub taariikhda soo jireenka ee qaabka loo maareeyo ama loo maamulo miisaaniyadda dowladda\u201dayaa lagu yiri Warqada ka soo baxday Xafiiska Garyaqaanka Guud.<\/p>\n<p>Waxaa qoraalka lagu sheegay in sida loo maamulo miisaaniyadda ama bixinteeda ay mareyso saddex xafiis oo kala wasaaradda Maaliyadda, Waaxda Miisaaniyadda, Xisaabiyaha Guud iyo Hanti dhowrka Guud, intaas wixii dhaafsiisan ay tahay sharci darro inay maamulaan.<\/p>\n<p>Garyaqaanka Guud ayaa ugu baaqay xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha inuu u madax banaaneeyo shaqada ay u xil saaran yihiin hey\u2019adaha kala duwan ee dowladda, kuna ekaado inuu kula xisaabtamo gudasha waajibaadkooda, si waafaqsan sharciga.<\/p>\n<p>Sidoo kale Garyaqaanka ayaa sheegay in\u00a0musuq maasuqa uu yahay sharciga oo la baal maro, fara gelin aan sharciga waafaqsaneyn uu yahay nuuc ka mid ah musuq maasuqa, kaasoo ka daran kii lala dagaalamay, waxaa uu soo jeediyay in musuq maasuqa lagula dagaalamo sharciga gudihiis oo aan banaanka lala aadin.<\/p>\n<p>Garyqaanka Guud ayaa ugu baaqay Guddoonka Baarlamaanka in la hubiyo laguna kor-joogteeyo ku dhaqanka sharciga hey\u2019adaha dowladda, si loo ilaaliyo sharciga iyo danta guud ee dowladda.<\/p>\n<p><strong>Garyaqaanka Guud oo dhaliilay habka loo maro \u00a0xil ka qaadista iyo magacaabista<\/strong><\/p>\n<p>Dhinaca kale Garyaqaanka Guud ayaa dhaliilay habka loo maro xil ka qaadista iyo magacaabista, waxaana lagu sheegay inay tahay mas\u2019uuliyad wadareed ka soo bilaabato soo jeedinta Wasiirka, ansixinta Golaha Wasiirada, kuna dhamaato xeerka Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Garyaqaanka Guud ayaa soo jeediyay in muwaadinka mas\u2019uulka ah xuquuqdiisa la dhowro, xilkana looga qaado si waafaqsan sharciga oo aan banaanka lagu tuurin marka xilka laga qaado, loona magacaabo xil kale, sid dowladnimadu ay fareyso, hadii aysan jirin sababo ka hor istaagayo sida inuu xukun maxkamadeed ugu dhacay sabab la xiriirta shaqadiisa.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxaa Madaxda dowladda loogu baaqay inay fulinta sharciga ay u noqdaan tusaale ku dayasho mudan, maadaama mashaakilka hortaagan dowladnimada dalku uu yahay dhowris la\u2019aanta sharciga<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-38423\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5.jpg\" alt=\"235-1b5\" width=\"565\" height=\"754\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5.jpg 520w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5-292x390.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 565px) 100vw, 565px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-38424\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5a.jpg\" alt=\"235-1b5a\" width=\"568\" height=\"758\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5a.jpg 520w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5a-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5a-292x390.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 568px) 100vw, 568px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-38425\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5b.jpg\" alt=\"235-1b5b\" width=\"573\" height=\"765\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5b.jpg 520w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5b-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/235-1b5b-292x390.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 573px) 100vw, 573px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 April (Puntlandes) Garyaqaanka Guud ee\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa soo saaray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36388,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-38422","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1789,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38422","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=38422"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38422\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38426,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38422\/revisions\/38426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/36388"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=38422"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=38422"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=38422"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}