{"id":38458,"date":"2017-05-02T11:04:57","date_gmt":"2017-05-02T09:04:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38458"},"modified":"2017-05-02T12:30:02","modified_gmt":"2017-05-02T10:30:02","slug":"daawo-dawirrada-raiisul-wasaaraha-dfs-oo-ka-qaybgalay-madal-looga-hadlayo-dar-dargelinta-waxqabadka-xukuumadda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38458","title":{"rendered":"Sawirro: Ra\u2019iisul Wasaaraha DFS oo ka qaybgalay Madal looga hadlayo Dar-dargelinta waxqabadka Xukuumadda"},"content":{"rendered":"<p>2 May 2017 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qaybgalay Madal looga hadlayo Dar-dargelinta waxqabadka Xukuumadda.<\/p>\n<p>RW mudane\u00a0Khayre ayaa ka jeediyey Munaasabadda Khudbad ka hadlaysa qorsha Xukumaddu ay ku doonayso in ay dalkaan ka hormariso dhinacyada kala ah Siyaasadda Arrimaha gudaha ,dhaqalaha, waxbarashadda, Caafimadka iyo midnimadda siyaasadda Midaysan ee Caalamku Soomaaliya kula macaamilayso .<\/p>\n<p>\u201cwaa inan shacabka dhex galnaa oo an dhageysanaa talooyinkoodda ,waa inan aqbalnaa Isla xisaabtanka ,waa inan Ciidankeena dhiiri galinaa Ciidankeena aniga xitaa hadii ay iigu yeeraan inan ugu tago meesha ay jogaan xitaa hadii aan naftayda ku waynayo\u201d.ayuu yiri R\/wasaaraha Soomaaliya<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha oo la hadlayay Wasiirada madasha ka soo qeybgalay ayaa ku booriyay in ay ka faa\u2019ideestaan Fursadda Wanaagsan oo ay Dalkooda iyo shacabkooda maanta dhibaatada ay kaga saari karaan.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxaad haysataan Fursad wanaagsan oo aad dalkiina uga saartaan Dhibaatadda, isla markaana ad samaysaan Tariik lagu xasuusto Xukumadda ,taana waxaad ku samayn karaysaan in ad wada shaqayn wanaagsan yeelataan dhexdiina \u201cayuu yiri Ra\u2019iisul wasaaraaha<\/p>\n<p>Madasha lagu soo bandhigayay waxqabadka Xukuumadda waxaa lagu sharxay Boorar ay ku xardhanyihiin halkudhigyo ay ka mid yihiin \u201cKororka kalsoonida Sahacabka waa korarka Daqliga Xukuumadda\u201d iyo \u201cAmniga waa udub-dhaxaadka Hormarka Bulashada\u201d<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/IMG_20170502_101227.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-38459\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/IMG_20170502_101227.jpg\" alt=\"IMG_20170502_101227\" width=\"640\" height=\"530\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/IMG_20170502_101253.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-38460\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/IMG_20170502_101253.jpg\" alt=\"IMG_20170502_101253\" width=\"640\" height=\"530\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/IMG_20170502_101230.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-38461\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/IMG_20170502_101230.jpg\" alt=\"IMG_20170502_101230\" width=\"640\" height=\"530\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/IMG_20170502_101245.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-38462\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/IMG_20170502_101245.jpg\" alt=\"IMG_20170502_101245\" width=\"640\" height=\"530\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>2 May 2017 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38459,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-38458","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1402,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38458","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=38458"}],"version-history":[{"count":7,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38458\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38469,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38458\/revisions\/38469"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/38459"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=38458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=38458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=38458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}