{"id":38477,"date":"2017-05-03T08:21:06","date_gmt":"2017-05-03T06:21:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38477"},"modified":"2017-05-03T08:21:06","modified_gmt":"2017-05-03T06:21:06","slug":"dhagayso-daawo-video-xildhibaan-ka-tirsan-barlamanka-julaband-oo-banaanka-keenay-maamul-xumada-dhul-boobka-axmed-madoobe-kuna-baaqay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38477","title":{"rendered":"Dhagayso-Daawo Video: Xildhibaan ka tirsan Barlamanka Julaband oo banaanka keenay maamul xumada, Dhul boobka Axmed Madoobe kuna baaqay\u2026"},"content":{"rendered":"<p>3 May 2017 (Puntlandes) Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo kamid ah Baarlamaanka Jubaland oo dhowaan laga Masaafuriyey magaalada Kismaayo, ayaa shalay Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-1c3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-38479\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-1c3.jpg\" alt=\"235-1c3\" width=\"457\" height=\"308\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-1c3.jpg 365w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-1c3-300x202.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-1c3-292x197.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-1c3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 457px) 100vw, 457px\" \/><\/a><br \/>\nWuxuu sheegay in wado xun uu Axmed Madoobe ku Hogaaminayo Maamulka Jubaland, Islamarkaana wuxuu ku dhowaaqay Garab Mucaarid ah ku ah Xukuumada Jubbaland,.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa eedo aad u waawayn usoo jeediyey Madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe Isagoo Xusay in Diyaarad uu ka degi waayey Isaga iyo Xubno kamid ah Qoyskiisa.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa waxa uu cod dheer ku sheegay in Axmed Madoobe madaxweynaha Jubaland uu awoodii oo dhan gacanta u geliyey Qoyskiisa isagoo tusaale usoo qaatay sidan hoose:<\/p>\n<ul>\n<li>In badan oo ka mid ah wasiirada Jubaland ma lahan aqoon ay ku shaqeeyaan waxaana sidaas doonaya Axmed Madoobe<\/li>\n<li>Shaqaalaha dawlada Jubaland wax ka badan 85% waxay kasoo jeedaan Qoyska madaxweynaha<\/li>\n<li>Ciidamada dawlada Jubaland wax ka badan 90% waxay kasoo jeedaan Qoyska madaxweynaha<\/li>\n<li>Taliyayaasha Ciidamada dawlada Jubaland wax ka badan 95% waxay kasoo jeedaan Qoyska madaxweynaha hoos ka eeg Taliyayaasha kasoo jeeda qoyska madaxweynaha:<\/li>\n<li>-Taliyaha Nabadsudda<\/li>\n<\/ul>\n<p>-Taliyaha Daraawiishta<\/p>\n<p>-Taliyaha Ciidan XDS<\/p>\n<p>-Taliyaha Dekedda<\/p>\n<p>-Taliyaha Garoonka<\/p>\n<p>-Taliya Booliiska<\/p>\n<p>-Taliyaha Madaxtooyadda<\/p>\n<ul>\n<li>Laamaha Garsoorka dawlada Jubaland wax ka badan 95% waxay kasoo jeedaan Qoyska madaxweynaha, hoos ka eeg inta kasoo jeeda qoyska madaxweynaha:<\/li>\n<\/ul>\n<p>-Xeer ilaaliyaha<\/p>\n<p>-Gudooiyaha maxkamadda Gobolka<\/p>\n<p>&#8211; Gudooiyaha maxkamadda Rafcaanka<\/p>\n<p>Waana sadexda xil ee ilaa hada magacaaban, waana madaxweynaha Qoyskiisa<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhagayso- Xildhibaan<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-38477-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/Xildhibaan-Laga-Soo-Musaafurayay-Kismaayo-oo-Furka-Tuurtay.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/Xildhibaan-Laga-Soo-Musaafurayay-Kismaayo-oo-Furka-Tuurtay.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/Xildhibaan-Laga-Soo-Musaafurayay-Kismaayo-oo-Furka-Tuurtay.mp3<\/a><\/audio><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/vQ7EgB9u-vQ\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>3 May 2017 (Puntlandes) Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo kamid ah Baarlamaanka Jubaland oo dhowaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38479,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-38477","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2195,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38477","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=38477"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38480,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38477\/revisions\/38480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/38479"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=38477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=38477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=38477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}