{"id":38604,"date":"2017-05-06T10:37:01","date_gmt":"2017-05-06T08:37:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38604"},"modified":"2017-05-06T23:05:11","modified_gmt":"2017-05-06T21:05:11","slug":"madaxweynaha-dawladda-puntland-dr-cabdiweli-oo-mashaariic-gaalkacyo-ka-dhagax-dhigay-una-safraya-maanta-london","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38604","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli oo Mashaariic Gaalkacyo ka dhagax dhigay una Safray London"},"content":{"rendered":"<p>6 May (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Mashaariic waawayn ka dhagax dhigay maanta magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-37270\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a.jpg\" alt=\"234-5b4a\" width=\"395\" height=\"263\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a.jpg 2666w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/234-5b4a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 395px) 100vw, 395px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Dr Gaas ayaa waxa uu ka dhaxa dhigay Xerada Siinaay Mashaariic waawayn oo ka\u00a0kooban<strong> iskuulo, cusbitaal, saldhig Booliis, xafiisyadii gobolka iyo kan degmada, iyo ceel-biyoodyo<\/strong>.<\/p>\n<h3><strong>Madaxweynaha oo London u safraya maanta<\/strong><\/h3>\n<p>Madaxweynaha ayaa isla maanta sida ay ogaatay Warbaahinta Puntlandes waxa uu u safrayaa Shirka UK ee London ka dhacaya wuxuuna sii marayaa dalka Kenya isagoo uga sii gudbaya London.<\/p>\n<p>Wadanka UK gaar ahaan magaalada London ayaa waxaa \u00a0ka socda diyaar garow wayn oo loogu jiro soo dhawaynta madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo BAAL TAAKHIYA ku galay horumarinta Puntland isagoo wax badan ka qabtay dhan walba sida:<\/p>\n<p>Dhismaha Wadooyin, Garoomo Diyaaradeed, Dekaddo, Ceelal Biyood, Iskuulo Waxbarasho oo ay ugu horayso kuwa xirfadaha, Isbitaalo, Dhismayaal fara badan ee hay&#8217;addaha dawladda iyo qaar kale oo badan.<\/p>\n<p>Shacabka reer Puntland oo horumarka aad u jecel ayaa u haya madaxweynaha niyad wanaag iyo taageero aan xad lahayn, maadaama uu yahay madaxweynihii waxqabadka badnaa ee Puntland soo mara intii ay jirtay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>6 May (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Mashaariic waawayn ka dhagax&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37270,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-38604","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":3915,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38604","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=38604"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38604\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38626,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38604\/revisions\/38626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/37270"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=38604"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=38604"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=38604"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}