{"id":38745,"date":"2017-05-12T13:12:48","date_gmt":"2017-05-12T11:12:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38745"},"modified":"2017-05-12T13:12:48","modified_gmt":"2017-05-12T11:12:48","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-la-kulmay-xoghayaha-gaashaandhigga-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38745","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>12 May 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha JF Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay Xoghyaha Gaashaandhigga Mareykanka Jim Mattis, iyagoo ka wada hadlay arrimaha ammaanka iyo dhismaha Ciidamada.<span id=\"more-70402\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-2b5a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-38747\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-2b5a.jpg\" alt=\"235-2b5a\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-2b5a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-2b5a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-2b5a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-2b5a-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-2b5a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta taageerada Mareykanka ee arrimaha ciidamada, qalabeynta, iyo sidii Al-Shababa looga saari lahaa meelaha ay gacanta ku hayaan.<\/p>\n<p>Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo shalay khudbad ka jeediyay shirkii London ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay qorshaha Amniga Qaranka<\/p>\n<p>Jim Mattis ayaa sheegay inay taageersan yihiin qorshaha amniga qaranka ee dowladda Soomaaliya soo diyaarisay, waxaana uu tilmaamay inuu Mareykanka sii xoojinayo tababarka Ciidamada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Todobaadkii hore askari mareykan ah oo ka mid ahaa ciidamada sida gaarka ah u tababaran ayaa lagu dilay howl gal ay ku taageerayeen Ciidamada Kumaandooska, kuwaasoo weerar ku qaaday saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Bishii hore ayey dawladda Mareykanku Ciidamo u soo diray Soomaaliya, kuwaasoo tababaro siinaya Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM sida ay sheegtay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 May 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha JF Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay Xoghyaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38747,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-38745","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1285,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38745","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=38745"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38748,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38745\/revisions\/38748"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/38747"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=38745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=38745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=38745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}