{"id":38856,"date":"2017-05-17T13:21:02","date_gmt":"2017-05-17T11:21:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38856"},"modified":"2017-05-17T13:21:47","modified_gmt":"2017-05-17T11:21:47","slug":"madaxweynaha-puntland-ka-yeeli-mayno-xildhibaanada-ku-shiray-nairobi-in-dowlad-3-bilood-jirta-in-la-shideeyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=38856","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland &#8220;ka yeeli mayno Xildhibaanada ku shiray Nairobi in dowlad 3 bilood Jirta in la shideeyo&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>17 May 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlada\u00a0Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo xaflad lagu soo dhaweynayay Magaalada Oslo ee dalka Norway\u00a0khudbad ka jeediey \u00a0ayaa si kulul ugu hadlay xildhibaanada ka tirsan Labada aqal Baarlamanka jamhuuriyadda Soomaliya ee ku shiray Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/25.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-38857\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/25.jpg\" alt=\"25\" width=\"540\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/25.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/25-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/25-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/25-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/25-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Dr Gaas ayaa sheegay in Xildhibaanada labada aqal ee ku shiray magaalada Nairobi ay yihiin kuwa <strong>qaswadayaal<\/strong> ah, islamarkaana aysan dumin Karin Dowladda uu Hogaamiyo madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Gaas ayaa yiri \u201d Sida aad la socotaan waxaa Magaalada Nairobi ku shiray Xildhibaano ka tirsan Gollaha Shacabka Soomaaliya iyo aqalka Sare,waxaan u sheegaynaa ka yeeli mayno in dowlad 3 bilood Jirta in la shideeyo,dowladda Cusub waxaa ka go\u2019an in la dhiso Ciidan Qaran oo waajibkii Ciidan Qaran guddan jireen gutta\u201d<\/p>\n<p>Hadalka Madaxweynaha Puntland Dr Gaas ayaa kusoo beegmaya xili Magalada Nairobi\u00a0ee Caasimada Kenya ay ku shireen Xildhibaano ka Tirsan labada aqala ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Soomaliya, iyagoo sameystay Kutlad ay ku sheegeen in ay tahay mid saxaysa qaladaadka Dowladda.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 May 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlada\u00a0Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo xaflad lagu soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38857,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-38856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1649,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38856","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=38856"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38859,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/38856\/revisions\/38859"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/38857"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=38856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=38856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=38856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}