{"id":3892,"date":"2014-10-31T21:30:06","date_gmt":"2014-10-31T20:30:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=3892"},"modified":"2014-10-31T21:30:06","modified_gmt":"2014-10-31T20:30:06","slug":"dhagaysocadeyn-%e2%80%8fmasuuliyiin-puntland-oo-awood-sharci-daro-u-adeegsaday-ganacsade-muwaadin-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=3892","title":{"rendered":"Dhagayso+Cadeyn: \u200fMasuuliyiin Puntland oo awood sharci daro u adeegsaday ganacsade muwaadin ah"},"content":{"rendered":"<p>Siciid Maxamed Yuusuf \u201cSiciid Dhaadaar \u201d oo ah ganacsade ku nool magaalada Bosaso ayaa wareysi uu siiyay Idaacadaha gudaha Puntland waxa uu ku muujiyey cabasho la xiriirta cadaalad daro iyo dhac loo geystay hantidiisa.<\/p>\n<p>Ganacsade Siciid ayaa sheegey ka dib dacwad in muddo ah socotay oo u dhaxaysay isaga iyo shaqsi kale oo uu amaahiyay lacag dhan\u00a0<strong>$ 83,200 USD \u201cSideetan iyo Saddex kun iyo Labo boqol \u201c<\/strong>\u00a0oo dollarka inay xabsi ugu xukumeen maxkamadaha darajada 1-aad iyo kuwa racfaanka Goboladda Bari iyo Nugaal balse ay ka suurto gali waysay fulinta xukunkaas gudoonka sarre ee Garsoorka iyo Madaxda Booliska Puntland.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegey \u201cSiciid Dhaadaar \u201d ka dib markii Maxkamadaha Garowe iyo Bosaso ku xukumeen shaqsiga uu daynta ku lahaa oo magaciisa la yiraahdo \u201cMaxamed Maxamud Axmed \u201cBide Gantaal \u201d inuu ku bixiyey amar sharci daro ah oo xabsiga Bosaso looga sii daayay ku bixiyey gudoomiyaha maxkamada sarre ee Puntland C\/qaadir Axmed Maxamuud<\/p>\n<p>Waxa uu hoosta ka xariiqay \u201cSiciid Dhaadaar \u201d ka dib markii lagu sii daayay amarka Gudoomiyaha Maxkamada sarre shaqsigii loo xukumay inuu u fakaday magaalada Hargeysa, Iyadoona ciidanka Somaliland ugu xireen mar kale Hargeysa ka dib dadaal uu sameeyey sida uu sheegey Siciid Maxamed Yuusuf \u201cSiciid Dhaadaar \u201d<\/p>\n<p>Balse nasiib daro mar kale lagu sii daayay amar ay siiyeeen saraakiisha booliska Somaliland Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen Maxamed Siciid Jaqanaf iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sarre,oo uu sheegey Siciid Dhaadaar inay qaraabo dhow yihiin shaqsiga loo xukumay dhowr mar islamarkaana ay u isticmaaleen labadaas masuul Awood sharci daro sii dayntiisa.<\/p>\n<p>Hadalka Siciid Maxamed oo ay ka muuqato cadaalad daro culus oo uu ka tirsanayo awooda sharci daro ah oo ay adeegsadeen\u00a0 masuuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland waxa uu sheegey in mar saddexaad oo loo xiray shaqsiga ay uga maqan tahay hantida uu amaahshay in xabsiga\u00a0 Garowe looga sii daayay amar uu bixiyey Gudoomiyaha Maxkamada sarre ee Puntland.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegey in loogu canshuuray xukunka deynta uu ku leeyahay Maxamed Maxamud Axmed \u201cBide Gantaal \u201d lacag dhan\u00a0<strong><em>$ 7,500 \u201d Todobo kun iyo Shan boqol oo dollar \u201c<\/em><\/strong>\u00a0lacagtaas oo sida sharciga ah\u00a0 ku canshuureen Maxkamadaha racfaanka iyo darajada koowaad ee Gobolladda Bari iyo Nugaal kuwaas oo uu sheegey inay ka qaadeen kharash-ka lagu canshuuray dacwadiisa.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka dhagayso hadalka \u201cSiciid Dhaadhaar \u201c<\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/8sxIr50OMQM\" width=\"480\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nMaxamed Maxamud Axmed oo ah Eedeysanaha dhowr mar la xukumay ayuu sheegey \u201cSiciid Dhaadaar \u201d inuu hadda si caadiya ugu nool yahay magaalada Garowe , Waxaana uu ka dalbaday Madaxda Xukuumada iyo Garsoorka Puntland inay si deg deg leh usoo faro galiyaan arrintan salka ku haysa cadaalad darada xoogan.<\/p>\n<p>Waxaana uu usoo bandhigay Saxaafada Siciid Maxamed Yuusuf \u201cSiciid Dhaadaar \u201d Documentiyo cadeynaya xukunadii maxkamada iyo qaabka dacwada u dhacday \u201c.<\/p>\n<p><strong><em>Hoos ka akhriso cadaymaha xukunka maxkamadaha Bosaso iyo Garowe.<\/em><\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/768.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3893\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/768-300x287.jpg\" alt=\"768\" width=\"300\" height=\"287\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/768-300x287.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/768-292x279.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/768-638x610.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/768.jpg 840w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/769.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3894\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/769-261x300.jpg\" alt=\"769\" width=\"261\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/769-261x300.jpg 261w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/769-292x334.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/769-638x730.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/769.jpg 825w\" sizes=\"auto, (max-width: 261px) 100vw, 261px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/770.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3895\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/770-211x300.jpg\" alt=\"770\" width=\"211\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/770-211x300.jpg 211w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/770-723x1024.jpg 723w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/770-638x903.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/770.jpg 818w\" sizes=\"auto, (max-width: 211px) 100vw, 211px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/771.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3896\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/771-220x300.jpg\" alt=\"771\" width=\"220\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/771-220x300.jpg 220w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/771-753x1024.jpg 753w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/771-638x866.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/771.jpg 829w\" sizes=\"auto, (max-width: 220px) 100vw, 220px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/772.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3897\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/772-228x300.jpg\" alt=\"772\" width=\"228\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/772-228x300.jpg 228w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/772-780x1024.jpg 780w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/772-638x836.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/772.jpg 809w\" sizes=\"auto, (max-width: 228px) 100vw, 228px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2>Puntlandes.com<\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siciid Maxamed Yuusuf \u201cSiciid Dhaadaar \u201d oo ah ganacsade ku nool magaalada Bosaso ayaa wareysi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3892","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2085,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3892"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3899,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3892\/revisions\/3899"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}