{"id":39059,"date":"2017-05-25T11:59:02","date_gmt":"2017-05-25T09:59:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39059"},"modified":"2017-05-25T11:59:02","modified_gmt":"2017-05-25T09:59:02","slug":"sawirro-raiisul-wasaaraha-soomaaliya-oo-dhagax-dhigey-mashruuc-lagu-hormarinayo-garoonka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39059","title":{"rendered":"Sawirro: Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dhagax dhigey Mashruuc lagu Hormarinayo Garoonka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">25 May 2017 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa dhagax dhigay leerarka iftiimiya wadada ay ku ordaan Diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cade Airport ee magaalada Muqdisho,waxuuna daaray laanbadii ugu horeysay ee laga mudo Garoonka Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"left\">Wasiirka Gaadiidka iyo \u00a0Duulista \u00a0Hawada ee xukuumada Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegey in qalabkan dowlada Soomaaliya ay soo gadatey ugana tala gashey in goroonka Aadan Cade Airport lagu xiro si ay diyaaradahu habeen iyo maalinba usoo dagaan una duulaan sidoo kalena ay qayb ka noqoto soo celinta bilicda garoonka iyo caasumadda.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa u mahad celiyey Wasiirka iyo kooxdii kala shaqaysey howsahan ay qabteen wuxuuna cadeeyey inaysan cidna taageero ka helin taasina ay tahey guul ay gaartay dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201cWaxaa loo qabay baahi wayn in la helo leerarka ifttimaya wadada ay diyaaraduhu ku dhaqaaqaan, aad baan ugu faraxsanahey inaan dhagax dhigo. Tanina waxey bilow u tahey horumarinta Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo kuwa gobolada dalka\u201d Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa kula dardaarmay shaqaalaha garoonka ka shaqeeya inay ilaaliyaan qalabkan maadaam uu yahey hanti Qaran, sidoo kalena waxuu usoo jeediyay madaxda garoonka inay dowlada usoo sheegaan waxyaabah ka dhiman garoonka.<\/p>\n<p align=\"left\"><strong>DHAMAAD<\/strong><\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-39060\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6.jpg\" alt=\"235-3a6\" width=\"580\" height=\"386\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 580px) 100vw, 580px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-39061\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6a.jpg\" alt=\"235-3a6a\" width=\"579\" height=\"386\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6a.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6a-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6a-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3a6a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 579px) 100vw, 579px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"left\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 May 2017 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa dhagax dhigay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39060,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39059","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1290,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39059","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39059"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39062,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39059\/revisions\/39062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39060"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}