{"id":39092,"date":"2017-05-27T12:04:25","date_gmt":"2017-05-27T10:04:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39092"},"modified":"2017-05-27T12:04:25","modified_gmt":"2017-05-27T10:04:25","slug":"maxkamadda-ciidamada-puntland-oo-xukun-dil-doogasho-ah-ku-riday-shan-nin-oo-dhawaan-ciidamada-amaanka-bosaso-ku-qabteen-gaari-qaraxyo-ay-wateen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39092","title":{"rendered":"Maxkamadda\u00a0Ciidamada Puntland oo xukun dil doogasho ah ku riday Shan nin oo dhawaan ciidamada amaanka Bosaso ku qabteen gaari &#038; Qaraxyo ay wateen"},"content":{"rendered":"<p>27 May 2017 (Puntlandes) Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Puntland ayaa maanta xukun dil doogasho ah ku riday Shan nin oo dhawaan ciidamada amaanka Boosaaso ku qabteen gaari iyo Qaraxyo ay wateen oo ay qorsheynayeen inay ku qarxiyaan qeybo kamid ah magaalada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3b3a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-39093\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3b3a.jpg\" alt=\"235-3b3a\" width=\"517\" height=\"291\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3b3a.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3b3a-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3b3a-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3b3a-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/235-3b3a-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 517px) 100vw, 517px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Maxkamadda horteeda ka ayey ka qirteen dhamaantood in qaraxyada lagu qabtay ay wateen , qorshahooduna ahaa in magaalada Boosaaso ku qarxiyaan, halka Ibraahim Maxamed Canshuur oo eedaysana<span class=\"text_exposed_show\">yaasha kamid ahaa uuba sheegay inay ka tirsan yahiin Al-qaacida .<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Magacyada Dhalinayarada Maxkamaddu xukuntay ayaa kala ahaa :-<\/p>\n<p>Cabaas Ibraahim Yare Aadan \u2013 ina Khadiijo Aadan 26-jir ah kuna dhashay Baydhabo \u2013Dil Toogasho<\/p>\n<p>Ibraahim Maxamed Canshuur \u2013Ina Khadiijo Cabdullaahi Cali 20-jir ah ku dhashay Afgooye Dil Toogasho<\/p>\n<p>Dhaqane Aadan Cabdi Xassan \u2013Ina Sacdiyo Isaaq Ibraahim 20-jir ah ku dhashay Qansax dheere Dil toogasho<\/p>\n<p>Aadan Nuur Aadan Cali \u2013Ina Kuuso Maxamed Nuur 27-jir ah ku dhashay Baydhabo \u2013Dil Toogasho<\/p>\n<p>Nuur Cabdi Aadan Isaaq \u2013Ina Xaawo Wardheer Maxamed 22-jir ah ku dhashay Aw-diinle \u2013Dil Toogasho<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 May 2017 (Puntlandes) Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Puntland ayaa maanta xukun&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39093,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39092","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1720,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39092","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39092"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39092\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39094,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39092\/revisions\/39094"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39093"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39092"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39092"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39092"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}