{"id":39120,"date":"2017-05-29T18:17:51","date_gmt":"2017-05-29T16:17:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39120"},"modified":"2017-05-29T18:17:51","modified_gmt":"2017-05-29T16:17:51","slug":"golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-hindise-sharciyeedyada-mudnaanta-u-leh-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39120","title":{"rendered":"Golaha wasiirada oo ka hadlay hindise sharciyeedyada mudnaanta u leh dalka"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">29 May 2017 (Puntlandes) Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Ra\u2019iisal Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), iyadoo Ra\u2019iisul Wasaaraha uu ku soo biirey shirka intuu socday oo uu dardaaran u jeediyey Wasiirada. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa ahaa dardargeinta Hindise Sharciyeedyada muhiimka u ah howlaha Dowlada.<\/p>\n<div class=\"content-ad\">\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9d4a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-38255\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9d4a.jpg\" alt=\"234-9d4a\" width=\"666\" height=\"444\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9d4a.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9d4a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9d4a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9d4a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9d4a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/234-9d4a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 666px) 100vw, 666px\" \/><\/a><\/div>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka ayaa hoosta ka xariiqay muhiimada dardargelinta shuruucda dalka bacdamaa ay Dawladan tahay tii Sharciga iyo Shacabka, shacabkana ay naga sugayaan waxqabad dhan walba ah.<\/p>\n<p align=\"left\">Xubnaha golaha ayaa dhageystay warbixino ku aadan shuruucda ay gacanta ku hayaan wasaaradaha qaar si loogu sii diyaar garoobo oo Golaha Wasiirada ay u ansixiyaan ka hor inta aan loo gudbin Baarlamaanka. Wasiirada ayaa sheegay in shuruucda ay diyaariyeen, qaarna ay weli wadaan wadatashi, iyadoo la isku raacay in shuruuc ka badan 20 ay diyaar yihiin, Hindise Sharciyeedyadaas oo ay ka mid yihiin;<\/p>\n<p><span dir=\"ltr\">1. Isgaarsiinta<br \/>\n2. La Dagaalanka Musuqmaasuqa<br \/>\n3. La-Dagaalanka Argagaxisada<br \/>\n4. Runta &amp; Dib u Heshiisiinta<br \/>\n5. Dawladaha Hoose<br \/>\n6. Dambiyada Kufsiga<br \/>\n7. Muwaadinimada<br \/>\n8. Dadka Baahiyaha Gaarka qaba<br \/>\n9. Kalluumeysiga &amp; Kheyraadka Bada<br \/>\n10. Badda<br \/>\n11. Kheyraadka Biyaha<br \/>\n12. Tamarta<br \/>\n13. Maareynta Maaliyada<br \/>\n14. Istaatiistikada<br \/>\n15. Xeerka Saxaafada<br \/>\n16. Waxbarashada<br \/>\n17. Nidaamka Hay\u2019adaha Samafalka<br \/>\n18. Sharciga Beeraha<br \/>\n19. Gudiga Muftida Culumada<\/span><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 May 2017 (Puntlandes) Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38255,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39120","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1203,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39120","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39120"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39121,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39120\/revisions\/39121"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/38255"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}