{"id":39344,"date":"2017-06-05T21:49:49","date_gmt":"2017-06-05T19:49:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39344"},"modified":"2017-06-05T21:49:49","modified_gmt":"2017-06-05T19:49:49","slug":"wasiiradii-ugu-badnaa-ee-dfs-u-safraya-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39344","title":{"rendered":"Wasiiradii ugu badnaa ee DFS u safraya Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p>5 June 2017 (Puntlandes) Wasiiradii ugu badnaa ee ka socda Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta arbacada ah ee soo socota ay u ambabaxaan dalka Boqortooyada Sacuudiga.<span id=\"more-72123\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-3e9b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-39345\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-3e9b.jpg\" alt=\"235-3e9b\" width=\"460\" height=\"394\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-3e9b.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-3e9b-300x257.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-3e9b-292x250.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-3e9b-638x547.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 460px) 100vw, 460px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Tirada Wasiirada aadaya Sacuudiga oo gaaraya illaa 7 Wasiir ayaa dhiggooda Sacuudiga la soo saxiixanaya heshiisyo kala duwan oo ay ugu weyn tahay mashaariic Sacuudiga ka fulinayo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sacuudiga ayaa Soomaaliya ugu deeqaya lacag gaareysa 4 bilyan oo dollar, kuwaasoo lagu fulinayo mashaariic horumarineed oo laga hirgelinayo Soomaaliya, kuwaasoo dhowr nuuc isugu jira.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya oo dhowaan labo jeer safar ku tagay Sacuudi Carabiya ayaa Boqorka dalkaas kala hadlay taageero ay siiyaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Safarka Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ku tagayaan dalka Sacuudiga Carabiya ayaa ku soo beegmaya, iyadoo dowladaha Sacuudiga, Imaaraadka Carabta, Masar iyo Baxreyn ay xiriirka u jareen dowladda Qadar.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>5 June 2017 (Puntlandes) Wasiiradii ugu badnaa ee ka socda Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39345,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39344","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1599,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39344","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39344"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39346,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39344\/revisions\/39346"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39345"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}