{"id":39421,"date":"2017-06-07T15:47:13","date_gmt":"2017-06-07T13:47:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39421"},"modified":"2017-06-07T15:47:13","modified_gmt":"2017-06-07T13:47:13","slug":"dowladda-federaalka-oo-war-saxaafadeed-kasoo-saartay-aragtideeda-khilaafka-dowladaha-carabta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39421","title":{"rendered":"Dowladda Federaalka oo war saxaafadeed kasoo saartay aragtideeda khilaafka dowladaha Carabta"},"content":{"rendered":"<p>7 June 2017 (Puntlandes) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dowladaha Carabta<span id=\"more-72298\"><\/span><\/p>\n<p>War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dwladda Federaalka ku baaqeyso in khilaafka lagu dhameeyo wada hadal iyo is faham.<\/p>\n<p>Mowqifka dowladda Federaalka ka qaadatay khilaafka dalalka Khaliijka ayaa ah mid cad oo ay ku muujineyso in aanay dhinacna ula safneyn dowladaha khilaafka u dhaxeeya.<\/p>\n<p>Dalalka Sacuudiga, Baxreyn, Imaaraadka Carabta iyo Masar ayaa ku dhawaaqay inay xiriirka diblomaasiyadeed u jareen dowladda Qatar, iyagoo safiiradooda dib ugala soo baxay, waxaa ay ku eedeeyeen in Qatar ay taageerto Argagixisada.<\/p>\n<p><strong>Hoose ka akhriso Wars saxaafadeedka:<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-72299 alignright\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Logo-Wasaarad.png\" sizes=\"auto, (max-width: 529px) 100vw, 529px\" srcset=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Logo-Wasaarad.png 529w, http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Logo-Wasaarad-300x72.png 300w\" alt=\"\" width=\"529\" height=\"127\" \/><\/p>\n<p align=\"left\">Tr. June 07, 2017<br \/>\nMuqdisho \u2013 Soomaaliya<\/p>\n<p align=\"left\"><strong>War Saxaafadeed (Faafin Degdeg ah)<\/strong><\/p>\n<p align=\"left\">Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka Diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay Dowladaha Carabta ee walaalaha ah.<\/p>\n<p align=\"left\">Waxey Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku baaqeysaa in khilaafka lagu dhammeeyo wadahadal iyo is faham, iyada oo la adeegsanayo Ururka Jaamacadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka.<\/p>\n<p align=\"left\">Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo xubin ka ah Ururka Jaamcadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamku waxey diyaar u tahay in ay gacan ka geysato sidii xal loogu heli lahaa khilaafkan Diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay waddamada walaalaha ah.<\/p>\n<p align=\"left\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>7 June 2017 (Puntlandes) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka xun tahay,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39332,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39421","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1209,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39421","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39421"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39421\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39422,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39421\/revisions\/39422"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39332"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}