{"id":39433,"date":"2017-06-07T21:54:04","date_gmt":"2017-06-07T19:54:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39433"},"modified":"2017-06-07T23:10:16","modified_gmt":"2017-06-07T21:10:16","slug":"xog-axmed-madoobe-oo-ku-gacansayray-inuu-dekedda-garoonka-wareejiyo-muxuuse-farmaajo-ka-yiri-diidmadiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39433","title":{"rendered":"XOG: Axmed Madoobe oo ku gacansayray inuu Dekedda &#038; Garoonka wareejiyo, muxuuse Farmaajo ka yiri diidmadiisa?"},"content":{"rendered":"<p>7 June 2017 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabulaahi Farmaajo oo shalay galab gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubaland ayaa sida ay sheegayaan wararka kusoo dhacaya Warbaahinta Puntlandes waxa uu Ahmed Madoobe usoo jeediyey inuu wareejiyo Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha, taasoo uu Axmed ku gacansayray.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/22-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-39399\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/22-1.jpg\" alt=\"22\" width=\"600\" height=\"338\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/22-1.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/22-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/22-1-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/22-1-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ahmed Madoobe ayaa ilo ay waraysatay Warbaahinta Puntlandes (PES) waxay sheegeen\u00a0inuu ugu jawaabay madaxweynaha waxaan wareejinayaa Dekedda iyo Garoonka marka ay Puntland iyo Somaliland wareejiyaan.<\/p>\n<p>Sida ay u sheegeen PES\u00a0ilo xog ogaal ah oo Kismayo ku sugan, madaxweyne Farmaajo ayaa ugu jawaabay horta Somaliland xaga iska dhig waayo xaaladeedu waa gooni si gooni ahna waa loo galayaa, laakiin Puntland iyo idinku isku mid ma tihiin maxaa yeelay 20\u00a0000 bay bixiyaan mushahaaraadkooda kuwaas oo isugu jira ciidan iyo shaqaale adiguse cid aad mushahaar siisid ma jirto.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo oo hadalkiisa sii wata ayaa u sheegay Axmed Madoobe Puntland Abnigeeda ayada ayaa ilaashata adiguna AMISOM ayaa ku ilaalisa waxaana ku baxa dhaqaale aad u farabadan, Puntland waxay ka talisaa dhul baaxadwayn adiguna Kismayo oo lagugu waardiyeeyo ayaad ka talisaa.<\/p>\n<p>Dhanka kale madaxweyne Farmaajo ayaa ka biyo diiday Ciidanka loo xareeyey inay ka mid noqdaan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, kadib markuu ogaaday in 70% ay kasoo jeedaan Beesha Ogaadeen ee Axmed Madoobe\u00a0wuxuuna ku amray in beelaha Soomaaliyeed ee \u00a0Jubaland u dhamaadaan ayna uga dhexmuuqdaan si isle\u2019eg.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan on\u00a0maamulka uu madaxda ka yahay Axmed Madoobe dadka xilalka ka haya ama shaqaalaha ah 95% \u00a0waxay kasoo jeedaan Beeshiisa.<\/p>\n<p>Xogtan ay heshay PES waxay intaas ku daraysaa in is faham waa ka dhex abuurmay madaxweyne Farmaajo iyo Axmed Madoobe madaxweynaha Jubaland.<\/p>\n<p>Waxaana lala wadaagay PES\u00a0in Farmaajo isagoo caraysan uu garoonka Kismayo ka dhoofay maanta gelinkii hore, iyadoo ay qorshaysnayd \u00a0inuu sadex casho ku sugnaado halkaas.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>7 June 2017 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabulaahi Farmaajo oo shalay galab gaaray magaalada Kismaayo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39399,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39433","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":5254,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39433"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39437,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39433\/revisions\/39437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39399"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}